Wikipedia waa mashruuc Inseykalobeedhiya horta ah si rasmi ah waxuu hirgalay Jannayo 15, 2001 si loo dhamaystiro mashruucii newpedia kaasoo ay ka howl galaan khubaro tifaftireyaal ah.
Biloowga mashruuca
- Ka hor imaasho habka newpedia ee wiki.
- (wikipedia.com) Magacac ahaan wuxuu bilowday 15 Janaayo, taageero web iyo gargaar ka yimid wels, isigoo wali sii socda adeegsiga isticmaalayaasha Bomis ee Insaykalobeedhiya.
- lagaliyey 1000 Maqaal 12 Febraayo 2001 kadibna waxaa la galiyey 10000 maqaal 7 Sebteembar.
- 20000 maqaal sanadihii ugu horeeyey qiyaastii 1500 maqaal bishiiba.
- 40000 maqaal 30 Agoosto 2002.
- Si heer caalami ah Maajo 2001
- Caldani, Shiinaha, Holland, Jarmal, Isberantoon, Faransiis, Cibri, Talyaani, Jabaan, Burtuqiis, Ruush, Isbaanish, iyo Iswiidhish
- Kadib waxaa soo raacay Carabiga Hangari.
- waxaa raacay Afrikaan, Nowayjiyan, iyo Serbkrowashiya
- ilaa Janaayo 2002 Saanger wuxuu sii ahaaday Bomis tifaftiraha newpedia iyo maamulaha wikipedia, markii uu ka go'day taageerada bomis wuu is casilay sanger Maarso 2002.
- Agoosto 2002 kadib markii wiliz go'aanku noqday diidmada ku dhowaaqid hab ganacsi waxaa loo rogay (wikipedia.org).
- Sebteembar 2002 waxaa biloowday qaamuuska Wiktionary.
- 22 Janaayo 2003 qaybta ingiriiska waxay soo calaameeysay 100000 Maqaal, jarmalka 10000 maqaal.
- 20 Luuliyo 2003 Waxaa biloowday mashruuc Wikimedia Foundation kaasoo lagu bedelay bomis kadibna mashruuca "Wikiquote" kadib "Wikibooks".
- 28 Oktoobar 2003 waxaa dhacay kulankoodii ugu horeeyey ee wikipedia Muunikh.
- Janaayo 2004 waxaa la soo galiyey 500000 maqaal dhamaan.
- 20 Sebteembar 2004 waxay gaartay ilaa hal malyan maqaal ee 105 luqadood.
- 10 Sebteembar 2007 Wikipedia ingriiska waxay gaartay ilaa 2 malyan oo maqaal
- 13 Luuliyo 2012 Wikipedia ingiriisiga waxay gaartay ilaa 4 malyan oo maqaal
Hadaba Soomaaliga imisaa ku jirta!!!!
Saacaddu waaa 06:15 UTC
|
Tirada maqaallada ku jira wikipediyaha Soomaaliga
|
8,005 Maqaal
|
Tirada Bogag ee ku jirta Wikipediyaha Soomaaliga
|
25,249 Bog
|
Tirada wax laga bedelay
|
264,334 Bedel
|
Gudegalayaasha diwaan gashay
|
38,202 Isticmaale
|
Tirada maamullada
|
1 Maamule
|
Faylasha ku jira wikipediyaha Soomaaliga
|
0 Fayl
|
|