(Go: >> BACK << -|- >> HOME <<)

Jump to content

Waraabe

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 03:48, 17 Mey 2021 ee Marjutybhhb (wadahadal | ku darsasho)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Waraabe

Waraabe waxaa af ingiriis lagu dhahaa spotted hyena; (Af Carabi : arAf-Laatiin: hyaena Af-Taliyaani : iena Af Ingiriis : hyena) waa xayawaan duurjoog ah kaas oo cuna hilibka. Waraabuhu waa bahal xoogan oo ku nool, Afrika.

Waraabaha, waxoo leeyahay, ilko miishaar ah ama goon aad u xoogan. waraabaha, waa xayawaan kala duwan, markii la fiiriyo kuwa ku kala nool aduunka..

Waraabe waxay isku bah yihiin: Cumar, iyo dhurwaa.