(Go: >> BACK << -|- >> HOME <<)

Jump to content

Robot

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 13:55, 28 Mey 2015 ee AbshirBot (wadahadal | ku darsasho) (Bot: Badal qurxin ah)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Robot

Robot waa mashiin kombiyutar lagu brograameeyay, oo iskiis wax u qabsan karo. Robotka waxaa ku arki kartaa warshadaha waaweyn oo isticmaalo mashiinan robot ah. Waxaa kale oo jiro ayaga oo bombalo ah sida eeyaha iyo dadka. Robotyada badankood waxaa soo saaro dalka jabaan.