Bogga Hore

Ka Wikipedia


Link la'aan
Maqaal Xul ah
File:Tubeec.jpg

Maxamed Saleebaan Tubeec (carabi: محمد سلمان تبيع) waa fanaan ka mid ahaa fanaaniinta ugu caansanaa suugaanta dadka Soomaalida ah. Fanaanku waxa uu ku dhashay duleedka magaalada Hargeysa gobolka Waqooyi ee maanta ah magaalo madaxda wadanka Somaliland sanadkii 1943. Fanaanku wuxuu ahaa heesaa aad u cod macaan oo geyiga Soomaalieed aad looga jecel yahay. Codkiisa wanaagsan darteed waxaa lagu naaneysi jirey Boqorka Codka Fanka Soomaaliyeed.

Tubeec wuxuu ahaa shaqsi caan ka ah caalamka gaar ahaan gayiga somaalida sidoo kalle maxamed saleebaan tubeec waxaa lagu naanaysi jirey (boqorka-codka) sidoo kale waxay taariikh lama ilaawaan ah ka dhigeen tartanki fanka ee qarada africa maxamed saleebaan (tubeec) iyo xaliima khaliif (magool) oo ay halkaa ku hanteen biladihii ugu sareey labka iyo dhadigaba sidaana ku noqdeen libaaxyadii qaarada africa taariikh lama ilaawaan ahna kula soo laabteen gayiga somalida (SII AQRI)

Link la'aan
Maqaal Cusub
Dawladaha Federaalka ah caalamka
Dawladaha Federaalka ah caalamka

Dawlad Federaal ah ama dawlad midow ah Ama dawlad dhexe waa qaab ka mid ah qaabka dawladnimo, waxayna ka dhalataa midow ay midoobeen gobollo ama degmooyin ama dawlado wada nool iyagoon kala go´in, dawladii ugu horeeysay ee caalamka samaysaty habka Federalka waxa ay ahayd Maraykanka markii ay ka xuroobayeen Ingiriiska waxaa isku tagay markii ugu horeysay 13 gobol 1787, 2 sano kadib waxaa la sameeyey dastuur federal ah dawladdaasna waxaa madax ka noqday Giorge washington.

Habka Federaalka Federaalnimadu waa hab dasturi ah oo Dawladda dhexe oo kor ka matasha waxayna leedahay awoodeeda sharci dajineed , fulinta iyo maxkamadaheeda. Laakiin gudaha waxa ay noqonayaan gobollo kala madax banaan, sida caadiga ah waxaa dhacaysa awoodaha in ay kala qaybsadaan dawlada dhaxe iyo gobolada hab dasturi ah.

Waxa ayna noqonaysaa sidaan soo socota:

  • 1 In la xadido aoowda maamul goboleedyeda ee looga dambeeyo Dawlada Federaalka ah
  • 2 in Dawlada awoodeeda la yareeyo ee loo daayo goboloda maamulkooda
  • 3 in loo daayo dastuurka waxa uu qabo.

Soomaaliya iyo Federaalka Horta oraahda ah Federaal lagu dhaqmo waxaa ugu horeeysay ee afkiisa laga maqlo madaxwaynihii hore ee Soomaaliya 2004-2008 Cabdullahi yuusuf axmedee lagusoo doortay shirkii embegati ee ka dhacay kiinya oktober 2004 tii asigoo ka helaya gacan madax ay saaxiibo yihiin haba ugu horeeyee Melle zenawi, kadibna waxa uu ku guuleeystay in Dawladda lagu magacaabo Dawlad federaal ah "TFG" Dowladda federalka isla markaana kumeel gaar ah.

Waxaa asigana ku xigay oo mar labaad kor uqaaday Dawlad kasta ee dhalataa in ay qaadato nidaamka Federaalka ah ninka lagu magacaabo Md C/raxmaan Faroole ee ah Madaxa maamulka Puntland. (SII AQRI)


Link la'aan
Sawirka maanta
Link la'aan
Link la'aan

Ma Ogtahay...
Ma Ogtahay...

Tiro Mutuxan ((Af-Ingiriis: Prime number)) waa Tiro tirsiimo kan ugu weyn wuxuu ka biloowdaa 1, aan aqbalaynin Uqeybinta asiga oo qura ama 1 oo qura. waxaa loogu yeeraa tiro tisiimo ka saraysa 1 mutux la' mutux la'. Tusaale ahaan 5 waa tiro mutuxan maxaa yeelay ma aqbalaayo qaybinta 1 mooyee iyo 5, halka 6 waa tiro mutux la maxaa yeelay waxay u qeybsantaa 1, 2 ,3 iyo 6. Sida Aragtiin aasaasiga aritmatig kaalinta ay tirooyinaka mutuxan ku leeyihiin Aragti tiro : Dhammaan Abyoone tirsiimo kan ugu weyn 1 le'eg taranka ururta kali ee ka mid ah tirooyinka mutuxan (haba lagu kala hormariyee tirooyinkaas ururadaan)

Si loo xadido mutuxnaanta tira uun, waxaa jirta hab fudud laakiin waa lagu daahayaa, waxaa lagu magacaabaa qaybinta soo noqnoqota waxay ka dhigantahay in loo qeybsho, tiradaan iyo tiradii la koobay ee 2 iyo Xidid labajibbaaran ee tiro qayiman. waxaa jirta logaarom kale oo aad u shaqaynaysa marka la qeybinayo loona adeegsado si loo xadido mutuxnaanta teedkeedu, gaar ahaan marka laga hadlayo tirooyinka leh muuqaal gaar ah, tirada mersenne.

Ururka tirooyinka mutuxan ee Urur makoobane. waa Aragtin ku tsusaysa yuklid muddo laga joogo 300 sano C.H, uma garan kartid hab uun, dhammaan qiimaha waa tiro mutuxan. laakiin u kala qeybinta tirooyinka mutuxan waxay u baahantahay in la darso aragtina laga qaato. Aragtiinta ugu horeysa waxay aadeysaa jihadaan waana Aragtiinka tiro mutuxan, taasoo ku tusaysa qarnigii sagaal iyo tobanaad taasoo ah Itimaalka in uu noqdo tiro tirsiimo uun n, mid loo doortay hab kalayaac ah, mutuxan, saami lid ku ah tirada lambarada taasoo ka kooban tiradaan. haddii hab kale loo dhigo, waxey lid ku noqonaysaa u dhignaanta logardam caadi ah ee n.


MQAALKA SII AQRI · Maqaallo kale oo Kala duwan

Ma ogtahay dheeraad ka sii aqriso halkaan...

Link la'aan
Maanta oo kale

Maanta Oo Kale

Template:Maanta Oo Kale 26 Mey

Xusuusta dhacdooyinka maanta Template:Dhacdada Maalinta 26 Mey

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan


Link la'aan
Link= Waxaa La Yiri
2
 

Saddex baa rag u liita; Ma toshe, ma tashade iyo ma tashiishe *** Saddex ayaa jirta Lixdan jir lex jeclo ha la wadaagin; afartan jir ha la garramin; labaatan jirna ha la legdemin.

Saddex markaan bartaan ka gaboobay: Dab ollolintiis, carruur aamusinteed, iyo awr carraabintiis. *** Saddex Ilaah waa karaa, mase suurowdo: Ilaahow guursan maayee wiil i sii; Ilaahow shaqaysan maayee xoolo i sii; iyo Ilaahow ku caabudi maayee jannada i gee. 


WikiOraah Kale

Link la'aan
Link= Oraahda Saxda ah
Expression error: Unexpected < operator. round 0 }}
Waxay saxaafadda qaarkeed qortaa: Ereyo isgu jira ajnabi iyo soomaali Tusaale ahaan April, Ereyo shaqalka laga qalday Dowlada
Waxaa haboon in loo qoro: Sida Saxda ah waa Abriil iyo Dawladda

WikitFiira gaar ah ee kale

Mashaariic Bah-wadaag la ah
Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ah Urrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
WikiQaamuus
Qaamuus
Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Wikispecies
Lajien luettelo
Wikinews
Warrarka
Commons
Feylasha guud
Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia
Wikipediyahaan waxaa ku qoran Af-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 7,978 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin

All