Maalin

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 11:22, 21 Luuliyo ama Luulyo 2022 ee EnsiklopediaXylon (wadahadal | ku darsasho)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Marka Qoraxda soo baxdo iyada oona dhamaata marka ay qoraxdu dhacdo.

Maalin (Af Ingiriis : day) waa cabir ka mid ah halbeega wakhtiga oo ah wakhtiga ileyska qoraxdu dul joogo oogada sare ee Dhulka.

Sidoo kale marka la fiirinayo kalandarka maalmaha Maalin waxaa loo yaqaanaa 24 saacadood taas oo lagu xisaabinayo wakhtiga habeenkii.

Kalandarka Islaamka maalintiisa waxay bilaabataa Qorax soo bax iyada oona dhamaata marka ay qoraxdu dhacdo, dhanka sanadka miilladigana maalinta ay isbedesho habeen barkii.

Sidoo kale eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]