qare
soomaali[wax ka badal]
magac[wax ka badal]
qare
- Waa mire, frutto oo dhexda ka guduudan lehna biyo mac.
nadooc magac | keli | wadar | ||
---|---|---|---|---|
kays/cayimanaan | aan cayinnayn | cayiman | aan cayinnayn | cayiman |
grundform | qare | qaraha | qaryaal | qarayaasha |
qaab yeele | qare | qaruhu | qarayaal | qarayaashu |
Af soomaali[wax ka badal]
Magac[wax ka badal]
qare
Tarjumaad[wax ka badal]
- Ingiriis: watermelon