(Go: >> BACK << -|- >> HOME <<)

Xoriyad (Af Ingiriis : liberty sidoo kale "freedom"; Af Carabi : ar‎) marka laga hadlayo filosofiyada waxaa "xoriyada" lagu sharaxaa xor ahaanta qof ee dhaqanka, diinta, luuqada, jinsiga, fikirka iyo mabda'a siyaad.[1] Dhinaca kale marka laga hadlayo siyaasada waxaa xoriyada lagu sharaxaa xoriyada bulshonimo iyo siyaasadeed eee qof ku dhexleeyahay wadan muwaadin ka yahay.[2]

Sharciga xoriyada oo uu qoray nin Ingiriis ah 1259kii

Qoraalo Kale

wax ka badal
  1. "The fact of not being controlled by or subject to fate; freedom of will." Oxford English Dictionary.[1]
  2. "Each of those social and political freedoms which are considered to be the entitlement of all members of a community; a civil liberty." Oxford English Dictionary.[2]
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: