(Go: >> BACK << -|- >> HOME <<)

Jump to content

Wakaalada Awooda Atomik Aduunka

Ka Wikipedia
The printable version is no longer supported and may have rendering errors. Please update your browser bookmarks and please use the default browser print function instead.

Coordinates: 48°14′2″N 16°24′58″E / 48.23389°N 16.41611°E / 48.23389; 16.41611

Kani waa maqaal ku saabsan hayada awooda nukliyeerka QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay. Haku khaldin
"Boga "IAEA" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Wakaalada Awooda Atomik Aduunka
International Atomic Energy Agency
Calanka IAEA
Loo soo gaabiyoIAEA
SamaysmayLuuliyo 29, 1957
NoocaUrur Caalami
SharcigaShaqeynaysa hada
FadhigaFiyenna, Austriya
Xubnoha
165 dowladaha xubinta ka ah ururka
Hogaanka
Yukiya Amano
Websitewww.iaea.org


Wakaalada Awooda Atomik Aduunka (Af Ingiriis : International Atomic Energy Agency, loo soo gaabiyo: (IAEA); Af Carabi : ar‎) waa urur caalami ah oo ka shaqeeya isla markaana dhiirigeliya isticmaalka awood nukliyeer amaan ah oon cidna halisgelin kari, iyo in laga maarmo (tanaasulo) haysashada hub nukliyeer oo loo isticmaali karo awood ciidan (milatary power)

Ururkan IAEA waxaa la aasaasay 29 Luuliyo 1957, ayadoon cidina ka war qabin. Hadab inkastoo ururkan la aasaasay si madax banaan ka dib markii wadano dhowr ahi heshiiska saxeexeen, wuxuu maanta si toos ah u hoostagaa isla markaana warbixin siiyaa Golaha Sare Qaramada Midoobay[1] iyo Golaha Amniga.

Guud ahaan ururka IAEA waxaa xaruntasare ku leeyahay magaalada Fiyeena ee wadanka Austriya. Sidoo kale wuxuu labo xafiis oo khaas ah ky leeyahay magaalada Toronto, Kanada, iyo Tokyo, Jabaan. Ururkani wuxuu kormeera isla markaana ilaaliyaa isticmaalka awood nukliyeer oo looga faa'iideysto si aan waxyeelo u lahayn dadka iyo deegaanka.


Qoraalo La Xidhiidha

Ku saabsan Qaramada Midoobay

Linkiyo Baxsan

Tixraac

  1. . IAEA http://www.iaea.org/About/statute.html. Soo qaatay 16 November 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: