(Go: >> BACK << -|- >> HOME <<)

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Soomaali

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
yNo edit summary
No edit summary

(27 intermediate revisions by 5 users not shown)
Safka 1: Safka 1:
{{Wiktionary|Somali|somali}}
::''Boga "[[dadka Soomaalida|Dadka Soomaalida]]" halkan ayaa laga soo toosiyay.''
'''Soomaali''' waxay noqon kartaa:
{{Farac
* [[Badda Soomaaliyeed]]
|group =
Soomaali
Somalis
* Dhamaan wixii la xidhiidha wadanka [[Soomaaliya]]
|image = [[File:Soomaalida.GIF|300px]]
1aad Safka sare: [[Daa'uud Cabdulle Xirsi]] • [[Maxamed Ibraahim Warsame|Hadraawi]] • Suldan Yusuf Ali Kenadid • Suldan Mohamoud Ali Shire
2aad Safka dhexe: [[Sayid Maxamed Cabdulle Xassan|Maxamad Cabdulle xasan]] • Fatima Jibrell • [[Iman model|Iman Abdulmajid]] • Cusman Yusuf Kenadid
3aad Safka hoose: [[Nuuraddin Faarax]] • [[Asli xasan Cabaade]] • [[Sheikh Mukhtar Mohamed Hussein]] • [[Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal]]

* [[Soomaalida]], dadka u dhashay ama asal ahaan ka soo jeeda deegaanada Soomaaliya
|caption =
* [[Af-Soomaali]], luuqad ka mid ah Kushitiga
|poptime = 16-19 malyan
* [[Cunto Soomaali]], cunto dhaqanka dadka Soomaalida
|popplace = [[Geeska Afrika]], [[Bariga Dhexe]]
* [[Dhaqan Soomaali]], dhaqanka iyo sooyaalka bulshada
|region1 = {{flagcountry|Somalia}}
* [[Bisad Soomaali]], nooc ka mid ah bisadaha
|pop1 = 8.5 malyan
* [[Soomaali Galbeed]], gobol ka tirsan wadanka Itoobiya
|ref1 =
|region2 = {{flagcountry|Ethiopia}}
|pop2 = 4.6 malyan
|ref2 =
|region3 = {{flagcountry|Kenya}}
|pop3 = 900,000
|ref3 =
|region4 = {{flagcountry|Yemen}}
|pop4 = 858,000
|ref4 =
|region5 = {{flagcountry|Djibouti}}
|pop5 = 464,600
|ref5 = {{lower|<ref name="SCT">[https://www.cia.gov/library/publications/the-world-factbook/geos/dj.html CIA World Factbook - Djibouti - People and Society]; *N.B. ~60% of 774,389 total pop.</ref>}}
|region6 = {{flagcountry|Canada}}
|pop6 = 150,000
|ref6 = {{lower|<ref name="Omescp">[http://www.hiiraan.com/news2/2006/nov/ontario_municipal_election_somali_canadian_prospective.aspx Ontario Municipal Election: Somali Canadian Prospective]; *N.B. 37,785 individuals reported Somali ethnicity in 2006 census - c.f. [http://www12.statcan.ca/census-recensement/2006/dp-pd/hlt/97-562/pages/page.cfm?Lang=E&Geo=PR&Code=01&Table=2&Data=Count&StartRec=1&Sort=3&Display=All&CSDFilter=5000]</ref>}}
|region7 = {{flagcountry|Italy}}
|pop7 = 6.343
|ref7 = {{lower|<ref name="uil">[http://www.uil.it/immigrazione/stranieri_italia.htm STRANIERI SOGGIORNANTI
ALLA DATA DEL 31/12/2000]; *N.B. 2.029 Dhidig 4.314 Lab.</ref>}}
|region8 = {{flagcountry|United States}}
|pop8 = 85,700
|ref8 = {{lower|<ref name="Mprsnoituslim">[http://minnesota.publicradio.org/display/web/2010/12/14/american-community-survey-initial-findings/ Survey: Nearly 1 in 3 US Somalis live in Minnesota]</ref>}}
|region9 = {{flagcountry|Netherlands}}
|pop9 = 40,165
|ref9 = {{lower|<ref name=SwedenCensus>[http://www.ssd.scb.se/databaser/makro/SaveShow.asp Statistics Sweden]</ref>}}
|pop10 = 33,750
|ref10 = {{lower|<ref name=NetherlandsCensus/>}}
|region11 = {{flagcountry|Norway}}
|pop11 = 27 523
|ref11 = {{lower|<ref name="NorwayCensus">[http://www.ssb.no/innvbef/tab-2011-04-28-04.html]</ref>}}
|region12 = {{flagcountry|United Arab Emirates}}
|pop12 = 25,000
|ref12 = {{lower|<ref name="SDRD">[http://www.so.undp.org/index.php/Download-document/70-Forging-Partnerships-with-the-Somali-Diaspora.html Somalia's Missing Million: The Somali Diaspora and its Role in Development]</ref>}}
|region13 = {{flagcountry|Saudi Arabia}}
|pop13 = 20,000
|ref13 = {{lower|<ref name="SDRD"/>}}
|region14 = {{flagcountry|Denmark}}
|pop14 = 16,550
|ref14 = {{lower|<ref name=DenmarkCensus>[http://www.statbank.dk/statbank5a/default.asp?w=1280 StatBank Denmark]</ref>}}
|region15 = {{flagcountry|Finland}}
|pop15 = 9,000
|ref15 = {{lower|<ref name="Iomfin">[http://www.iom.int/jahia/Jahia/media/press-briefing-notes/pbnEU/cache/offonce/lang/en?entryId=30019 IOM - Finland]</ref>}}
|region16 = {{flagcountry|Australia}}
|pop16 = 6,403
|ref16 = {{lower|<ref name="ABScenpop">[http://www.censusdata.abs.gov.au/ABSNavigation/prenav/ViewData?breadcrumb=LPTD&method=Place of Usual Residence&subaction=-1&issue=2006&producttype=Census Tables&documentproductno=0&textversion=false&documenttype=Details&collection=Census&javascript=true&topic=Ancestry&action=404&productlabel=Ancestry (full classification list) by Sex&order=1&period=2006&tabname=Details&areacode=0&navmapdisplayed=true& 2006 Census Tables]</ref>}}
|rels = [[File:Allah-green.svg|18px]] [[Islam]]
|langs = [[Somali language|Somali]] iyo [[Carabi]]<ref>Peter Austin, One Thousand Languages: Living, Endangered, and Lost, page 70</ref><ref>Janice Hamilton, Somalia in Pictures, page 50</ref>
|related = [[Carab Saalax|Carab]] • [[Cafar]] • [[Dadka Agaw|Agaw]] • [[Dadka Beja|Beja]] • [[Oromo]] • [[Dadka Rendille|Rendille]] • [[Dadka Saho|Saho]]

'''Soomaali''' ([[Af-Carabi]]: الصوماليون) waa dad ku nool [[Geeska Afrika]] [[Jamhuriyadda]] [[Federaalka]] [[Soomaaliya]], Waxayna ku hadlaan [[Af-Soomaali]] Waana mid kamid ah Luqadaha [[Luqadaha Kushiitiga|Kushitiga]] Faraceeda Afro Aasiya.

==Sidoo kale fiiri==
Soomaalida Waxaa kala qaybiyey Gumeysigii qarnigii 19aad, kaas oo ukala qaybsaday 5 qaybood oo Kala ah:
*{{raadi|Soomaali}}
* [[Talyaani]] Oo haystay Koofurta [[Soomaaliya]]
*[[Jabuuti]]
* [[Ingriiska]] Oo haystay Wuqooyiga [[Soomaaliya]] (Somalilan)
{{commons|Category:Somalia templates}}
* [[Faransiiska]] Oo haystay Xeebta [[Soomaaliya]] (Jabuuti)
{{Portal bar|Qowmiyadda Soomaalida}}
* [[Itoobiya]] + [[Ingiriiska]] Oo haystay Soomaali Galbeed (Soomaali galbeed)
* [[Kenya]] + [[Ingiriiska]] Oo Haystay NFD
: Loona yaqaan [[Soomaaliweyn]]
Waxay wada leeyihiin dhaqan iyo af ay wadaagaan.
Somalida waxay ku kala nool yihiin, qurbaha iyo dhulka [[Soomaaliya]] gaar ahaan [[Soomaaliweyn]] .
Soomaalida badankooda waa dad reer guuraah ah, waxaana lagu yaqaanaa, xoolo dhaqasho, sida ariga iyo geela iyo Lo'da. Soomaalida waxay ahaayeen dad ku dagaalama daaqqa xoolaha iyo Biyah ama si kale hadaan u dhigo waxan aan odhan karna baad iyo biyo.
Dadka soomaaliyeed waxaa dibadda uhaajiray ku dhowaadb ilaa iyo 5 Malyan.
maadaamaa dalku ku jiray in kabadan 20 sano oo dagaal ah, Dhanka diinta soomaaliya waxaa aad awood ugu leh suufinimada suufiyada soomaali xoogaa waa ka duwan yihiin suufiyada dalalka qaarkood inkastoo ay aqoonta diintuu ay sii yaraanayso . waayadii hore markii ay soomaaliya nabad ahayd iskuulaad iyo jaamacado badan ayaa ku yaalay dalka soomaaliya. dhaqaalaha dalkana kor ayuu u socday. Somalida waxay ganacsi la lahaayeen wadamada carabta iyo aasiya iyo yurub..
dagaaladi Soomaaliya siday u bilaabmeen , waxaa dhacday in ay soomaliduu isku dilaan qabiil dartiis iyo is fahmi la aan.. maanta Soomaalida dhibaato ayay ku sugan yihiin meelkasto ay joogaan.Waxaana keenay dulmiga ay ayaguu isku gaysteen
somalida boqolkiiba 30 waa qaxooti oo wadamada kaley ku kala nool yihiin. waxayna u badan yihiin
wadamada [[Itoobiya]], [[kiinya]], [[jabuuti]], [[kanada]], [[Mareykanka]], [[Iswiidhan]], [[Denmark]], [[Finland]], [[Jarmalka]], [[Talyaaniga]], [[Shiinaha]] iyo wadamo kale oo aan la tiri karin.
[[File:Somalia Diaspora.jpg|thumb|left|400px|Soomaalida meelaha ay ku badanyihiin]]
Map Kaan waxa uu muujinayaa meelaha ay ku badanyihiin.

== Taarikhda ==
Khubarada ku xeeldheer Taariikhda dalka [[Soomaaliya]] waxa ay sheegeen in erega Soomaaliya uu ka taaganyahay labo eray oo la'isku geeyay, kuwaasi oo kala ah ([[Soo]]-[[Maal]]), iyadoo eraga (Soo) macnihiisa loola jeedo Soco, halka ereyga (Maal) uu macnihiisu ka soo jeedo Lis. Marka labadaasi eray la'isku daro waxaa uu noqonayaa (Soo Maal Saca, rida, laxda, geela). Khubarada qaarkood waxa ay sheegaan in magaca Soomaali uu asal ahaan ka soo jeedo ereyga carabiga ee ah (Duu-maa)( ذو مال) oo macna ahaan la macna ah Shacab xoolo badan leh. Sooyaalka taariikhda qadiimiga ah waxaa iyadana laga helayaa macno kale iyadoo khubaraduna ku doodayaan in ereygaasi uu ka yimid Samaale oo micnihiisu yahay ninkii waranka Dheeraa. Samaale ayaa la sheegaa in uu ahaa ab iyo waziirkii ay ka soo farcanmeen dadka Soomaaliyeed (Aw-Samaale). Taariikh ahaan dalku waxa uu lahaan jiray xadaarad facween waxaana dalka loo aqoon jiray magacyo badan sida Dhulkii udgoonaa , Dhulkii eebe iyo Geeska Afrika.

Soomaalidu waa dad ku dhaqan meelo badan oo caalamka ah, laakiin asal ahaan lagu yaqaano [[Geeska Afrika]].
== Qoraalo Kale ==
* [[Soomaalinimo]]
* [[Geeska Afrika]]
* [[Af Soomaali]]

==Tixraac==
{{reflist}}

[[Category:Soomaali| ]]

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 21:31, 7 Juun 2020

Soomaali waxay noqon kartaa:

Sidoo kale fiiri

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: