(Go: >> BACK << -|- >> HOME <<)

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Shiime

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
y wikidata interwiki
Safka 1: Safka 1:
::''Kani waa maqaal ku saabsan guud ahaan Fanaanka. Qoraalo kale fiiri [[fanka Soomaalida]], [[fanaan Soomaali]], [[suugaan]], [[hees]].
::''Boga "[[heesaa]]" iyo "[[fanaanad]]" halkan ayaa laga soo toosiyay.

[[File:Tubeec.jpg|thumb|Maxamed Saleebaan Tubeec, boqorka codka]]
[[File:Hibo Nuura.jpg|thumb|[[Hibo Maxamed Hudoon]], Hibo Nuura]]
[[File:Magool.jpg|thumb|Xaliimo Khaliif Magool]]

'''Fanaan''' ({{lang-en|''singer''}}; {{lang-ar|غناء}}) waa [[hees]]aa, [[jilaa]], iyo qof muusigga yaqaan. Fanaanka waxaa badanaa loogu yeeraa, qof xirfaddiisa shaqo heesaha iyo [[muusik]]ada tahay. Haweeneyda waxaa loogu yeeraa "[[fanaanad]]", ninkana "fanaan".
Guud ahaan, fanaanku waa qofka ku [[cod]]eeya [[hees]], [[gabay]], [[geeraar]], tix, iyo tiraab. Waxaa jira shakhsiyaad gaar ah oo leh xirfad ka baxsan heesida, sida dadka halabuurka leh ([[abwaan]]), majaajilada fiican leh, ciyaarta qoob-ka-ciyaarka yaqaana (dance), ama garaaci kara [[qalabka muusiga]] (sida [[kaban]]ka, [[durbaan]]ka, [[turunbo]]da iwm).

=Fanaaniinta Soomaaliyeed=
[[File:Jubba11.jpg|thumb|Fanaanka [[C.Qadir Macalin Jubba]].]]
[[File:Cabdi-Tahliil.jpg|thumb|Fanaanka [[Tahliil|Maxamed Cabdi Warsame]].]]

Fannaaniinta [[Soomaali]]yeed ee caanka ah aad bay u badan yihiin [[lab|rag]] iyo [[dhedig|dumar]]ba; haddaynnu dhawr ka xusno fannaaniintii hore ee waaweynaa waxa ka mid ah:

* [[Maxamed Saleebaan Tubeec]]
* [[Xaliima Khaliif Magool]]
* [[Hibo Maxamed Hudoon]] (Hibo Nuura)
* [[Cabdi Tahliil Warsame]] ([[Tahliil]])
* Axmed Naaji Sacad
* Maxamed Nuur Giriig
* [[Qamar Maxamed Xuseen]]
* Caasha Cabdoo
* [[Khadra Daahir Cige]]
* [[Maxamed Nuur Giriig]]
* [[Qamar Maxamed Xuseen]]
* [[Saalax Qaasim]]
* [[Saado Cali Warsame]]
* [[Maxamed Mooge]]
* [[Xasan Aaden Samatar]]
* [[Axmed Mooge]]
* [[C.Qadir Macalin Jubba]]
* [[Cumar Dhuule]]
* [[Sahra Axmed]]
* [[Digfeer]]
* [[Shimaali Axmed Shimaali]]
* Axmed Tifow Khamiis

* Cali Sugulle
* Axmed Nuur Jaangow
* Siciid Harawo
* Xareedo Ismaaciil Duniyo
* Cali jareerre
* Cusmaan C/kariim Gacanlow.

=Hogaanka Bahda Fanka Soomaaliyeed=
:Sharaxaad badan iyo faahfaahin [[fanaan]]iinta [[Soomaaliya]], fadlan fiiri [[Fanaaniinta Soomaaliya]].
[[File:Xasan.jpg|thumb|Fanaanka [[Xasan Aaden Samatar]].]]

Bahda [[fan]]ka ku luuqaysa iyo ku heesta luuqada af-[[Soomaali]]ga aad ayay u badan, kuwaasi oo ka soo baxay meelo kala duwan iyo wakhtiyo kala duwan.
Sidoo kale, maanta waxaa jira tiro aad u badan oo fanaaniin ah oo ku nool dhamaan [[qaarad]]aha [[duni]]da, kuwaasi oo soo saara [[hees]]o cusub iyo kuwo la cusboonaysiinayoba.
Jadwalka hoos ku qoran waxaanu ku soo bandhigeynaa qaar ka mid ah fanaaniinta sida fiican looga yaqaano dalka gudahiisa iyo dibadiisaba.

{{Template:Fanaan}}

=Qoraalo La Mid Ah=
{{Gumud}}
[[Category:Suugaan]]
[[Category:Suugaan]]
[[Category:Muusig]]
[[Category:Muusig]]
[[Category:Fan]]
[[Category:Fan]]





[[Muuse Ismaaciil Qalinle]]

Bedelaadkkii ahaa 10:55, 30 Nofeembar 2017