(Go: >> BACK << -|- >> HOME <<)

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Sadaam Xuseen

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
Xqbot (wadahadal | ku darsasho)
y robot Adding: sq:Sadam Hussein
No edit summary
Tags: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
 
(30 intermediate revisions by 20 users not shown)
Safka 24: Safka 24:
|}
|}


'''Sadaam Xuseen '''Cabd al-Majid al-Tikriti''' (Carabi: {{lang|ar|صدام حسين عبد المجيد التكريتي }}) '''waaxuu ahaa [[madaxwaynihii]] [[Ciraaq]], laga bilaado taariikhdu markey ahayd 16 [[Luuliyo]] 1979 ilaa 9 [[Abriil]] 2003. Sadaam Xuseen wuxuu noolaa, laga bilaabo 28 [[Abriil]] 1937 ilaa 30 [[Diseembar]] 2006, wuxuu jiray 69 sano.
'''Abuu Cuday Sadaam Xuseen Cabd al-Majid al-Tikriti''' ({{lang-ar|صدام حسين عبد المجيد التكريتي }}; Ṣaddām Ḥusayn ʿAbd al-Maǧīd al-Tikrītī; dhashay 28 Abril 1937 – dhintey 30 December 2006) waaxuu ahaa [[madaxweyne|madaxweynihii]] [[Ciraaq]], laga bilaado taariikhdu markey ahayd 16 Luuliyo 1979 ilaa 9 Abriil 2003. Sadaam Xuseen wuxuu noolaa, laga bilaabo 28 [[Abriil]] 1937 ilaa 30 [[Diseembar]] 2006, wuxuu jiray 69 sano. Abriil 28 1937 ayuu ku dhashay Al-Cawja, [[Ciraaq]] oo u dhow magaalada Tikrit oo u jirta 200km waqooyiga [[Baqdaad]]. Sanadkii 1956 ayuu ku biiray xisbiga [[Ba’ath]]. 1958 lix bilood ayuu xirnaa ka dib markii lagu eedeyay inuu waday dhaqdhaqaaq Dawladda looga soo horjeeday. 1958-waxaa uu ka qeyb qaatay afgambigii leysku dayey in xukunka looga tuuro Abdulkarim Qasim, wuxuuna ka dhaawacmay lugta kadibna waxaa uu ufakaday Syria ka dibna Masarayuu sii galay. Febraayo 25, 1960 ayaa dil lagu xukumay asaga oo dalka dibada kaga maqan. 1962 waxaa uu Masar ku dhameystay dugsiga sare.


Si kastaba ha ahaatee, sanadkii 1979 Sadam waxaa uu noqday madaxweynaha dalka Ciraaq.Ka dib markii uu xukunka kala wareegay madaxweyne Bakr taa oo ka dhalatay damacii Bakr ee ahaa in uu Syria la midoobo Sadamna taa waa uu ka soo horjeeday. Wuuxuna ku xukumay xabsi guri. Sebteembar 1980 Sadam waxaa uu ka baxay heshiiskii uu 75-kii la galay Iraan ee ku saabsanaa xuduudaha. Ciraaq ayada o kaalmo ka heleysa Ciidamada bada ee mareykanka ayey dib u qabsatay dhulkii Iraan kaga qabsatay intii dagaalka lagu guda jiray ee u dhaxeysay 1984-86. waxaa dhamaaday dagaalkii Iraan iyo Ciraaq. 1990-Ciraaq waxa ay qabsatay Kuwait. 1991-ayaa in ka badan 30-dawladood Ciraaq ka saareen dhulkii Kuwait.
[[Abriil]]-28-[[1937]]-ayuu ku dhashay Al-awja,[[Ciraaq]] oo u dhow magaalada [[Tikrit]] oo u jirta 200km waqooyiga [[Baqdaad]].


==[[Tixraac]]==
[[1956]]-ayuu ku biiray xisbiga [[Ba’ath]]
{{reflist}}

[[1958]]-lix bilood ayuu xirnaa ka dib markii lagu eedeyay inuu waday dhaqdhaqaaq dowlada looga soo horjeeday.

1958-waxaa uu ka qeyb qaatay afgambigii leysku dayey in xukunka looga tuuro Abdulkarim Qasim, wuxuuna ka dhaawacmay lugta kadibna waxaa uu ufakaday Syria ka dibna Masarayuu sii galay.

[[Febraayo]]-25-[[1960]]-ayaa dil lagu xukumay asaga oo dalka dibada kaga maqan.

[[1962]]-waxaa uu Masar ku dhameystay dugsiga sare.

[[Febraayo]]-8-[[1963]]-waxa uu ku soo noqday Ciraaq.

[[Oktoobar]]-14-[[1964]]-ayaa la xiray waqtigaa oo ay socdeen olole lagaga soo horjeeday xisbigii Ba’ath.

[[1966]]-ayaa asaga oo xabsiga ku jira loo magacaabay ku xigeenka xoghaya guud ee xisbiga Ba’ath.

[[1967]]-xabsiga ayuu ka fakaday.

[[1968]]-asaga oo xubin firfircoon ka ahaa afgambigii waqtigaa waxaa uu mas’uul ka noqday nabadgelyada gudaha wadanka, isla sanadkaana waxaa uu dhameeyay kuliyada sharciga.

[[Juun]]-1-[[1972]]-waxaa uu hogaaminayey qorshe lagu qarameynayay ilaha Saliida kuwaaa oo ay maamulayeen shirkado reer galbeed ahaa.

[[Juun]]-[[1979]]-Sadam waxaa uu noqday madaxweynaha dalka Ciraaq.Ka dib markii uu xukunka kala wareegay madaxweyne Bakr taa oo ka dhalatay damacii Bakr ee ahaa in uu Syria la midoobo Sadamna taa waa uu ka soo horjeeday. Wuuxuna ku xukumay xabsi guri.

[[Sebteembar]]-17-[[1980]]-Sadam waxaa uu ka baxay heshiiskii uu 75-kii la galay Iraan ee ku saabsanaa xuduudaha.

[[Sebteembar]]-22-1980- waxaa bilaabmay dagaalkii Ciraaq iyo Iran.

[[1988]]-Ciraaq ayada o kaalmo ka heleysa Ciidamada bada ee mareykanka ayey dib u qabsatay dhulkii Iraan kaga qabsatay intii dagaalka lagu guda jiray ee u dhaxeysay 1984-86.

[[Luuliyo]]-waxaa dhamaaday dagaalkii Iraan iyo Ciraaq.

[[Agoosto]]-2-1990-Ciraaq waxa ay qabsatay Kuwait.

[[Janaayo]]-17-1991-ayaa in ka badan 30-dawladood Ciraaq ka saareen dhulkii Kuwait.

1994-dhaqdhaqaaq melateri ayuu Sadam ka sameeyay xuduudka Kuwait.

1998-Sadam waxaa uu eryay shaqaalihii qaramada midoobay.

[[Oktoobar]]-15-[[2002]]-waxaa la qabtay doorashooyinkii madaxweynaha Sadam waxaa uu ahaa musharaxa kaliya ee u taagan madaxweynenimada wuxuuna ku guuleystay aqlabiyad dhan cod ah.

100%.--[[User:Yariiska|Yariiska]] 23:46, 18 Febraayo [[2008]] (UTC)


[[Category:Siyaasad]]
[[Category:Siyaasad]]

[[af:Saddam Hussein]]
[[ar:صدام حسين]]
[[arz:صدام حسين]]
[[ast:Sadam Husein]]
[[bg:Саддам Хюсеин]]
[[bn:সাদ্দাম হুসাইন]]
[[br:Saddam Husain]]
[[bs:Sadam Husein]]
[[ca:Saddam Hussein]]
[[ckb:سەددام حوسێن]]
[[cs:Saddám Husajn]]
[[cy:Saddam Hussein]]
[[da:Saddam Hussein]]
[[de:Saddam Hussein]]
[[diq:Saddam Hüseyin]]
[[el:Σαντάμ Χουσεΐν]]
[[en:Saddam Hussein]]
[[eo:Saddam Hussein]]
[[es:Saddam Hussein]]
[[et:Şaddām Ḩusayn]]
[[eu:Saddam Hussein]]
[[fa:صدام حسین]]
[[fi:Saddam Hussein]]
[[fr:Saddam Hussein]]
[[fy:Saddam Hoessein]]
[[ga:Saddam Hussein]]
[[gl:Saddam Hussein]]
[[he:סדאם חוסיין]]
[[hi:सद्दाम हुसैन]]
[[hr:Saddam Hussein]]
[[hu:Szaddám Huszein]]
[[id:Saddam Hussein]]
[[io:Saddam Hussein]]
[[is:Saddam Hussein]]
[[it:Saddam Hussein]]
[[ja:サッダーム・フセイン]]
[[jv:Saddam Hussein]]
[[ka:სადამ ჰუსეინი]]
[[kn:ಸದ್ದಾಮ್ ಹುಸೇನ್]]
[[ko:사담 후세인]]
[[ku:Sedam Huseyn]]
[[la:Saddamus Hussein]]
[[lb:Saddam Hussein]]
[[li:Saddam Hoessein]]
[[lt:Sadamas Huseinas]]
[[lv:Sadams Huseins]]
[[mk:Садам Хусеин]]
[[ml:സദ്ദാം ഹുസൈൻ]]
[[mr:सद्दाम हुसेन]]
[[ms:Saddam Hussein]]
[[new:सद्दाम हुसेन]]
[[nl:Saddam Hoessein]]
[[nn:Saddam Hussein]]
[[no:Saddam Hussein]]
[[oc:Saddam Husayn]]
[[pl:Saddam Husajn]]
[[pt:Saddam Hussein]]
[[qu:Saddam Hussein]]
[[ro:Saddam Hussein]]
[[ru:Саддам Хусейн]]
[[sa:सद्दाम हुसेन]]
[[scn:Saddam Hussein]]
[[sh:Sadam Husein]]
[[simple:Saddam Hussein]]
[[sk:Saddám Husajn]]
[[sl:Sadam Husein]]
[[sq:Sadam Hussein]]
[[sr:Садам Хусеин]]
[[sv:Saddam Hussein]]
[[sw:Saddam Hussein]]
[[ta:சதாம் உசேன்]]
[[te:సద్దామ్ హుసేన్]]
[[tg:Саддом Ҳусайн]]
[[th:ซัดดัม ฮุสเซน]]
[[tl:Saddam Hussein]]
[[tr:Saddam Hüseyin]]
[[uk:Саддам Хусейн]]
[[ur:صدام حسین]]
[[vi:Saddam Hussein]]
[[wa:Saddam Hosseyn]]
[[yi:סאדאם כוסעין]]
[[yo:Saddam Hussein]]
[[zh:萨达姆·侯赛因]]
[[zh-classical:薩達姆·海珊]]
[[zh-min-nan:Saddam Hussein]]
[[zh-yue:薩達姆侯賽因]]

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 17:42, 26 Diseembar 2022

Sadaam Xuseen

Madaxwaynihii shanaad ee Ciraaq
Maqac Sadaam Xuseen
Dhashay 20 Abriil 1937
Dhintay 30 Deseembar 2006
Diinta Islaam, Sunni

Abuu Cuday Sadaam Xuseen Cabd al-Majid al-Tikriti (Af Carabi : ar‎; Ṣaddām Ḥusayn ʿAbd al-Maǧīd al-Tikrītī; dhashay 28 Abril 1937 – dhintey 30 December 2006) waaxuu ahaa madaxweynihii Ciraaq, laga bilaado taariikhdu markey ahayd 16 Luuliyo 1979 ilaa 9 Abriil 2003. Sadaam Xuseen wuxuu noolaa, laga bilaabo 28 Abriil 1937 ilaa 30 Diseembar 2006, wuxuu jiray 69 sano. Abriil 28 1937 ayuu ku dhashay Al-Cawja, Ciraaq oo u dhow magaalada Tikrit oo u jirta 200km waqooyiga Baqdaad. Sanadkii 1956 ayuu ku biiray xisbiga Ba’ath. 1958 lix bilood ayuu xirnaa ka dib markii lagu eedeyay inuu waday dhaqdhaqaaq Dawladda looga soo horjeeday. 1958-waxaa uu ka qeyb qaatay afgambigii leysku dayey in xukunka looga tuuro Abdulkarim Qasim, wuxuuna ka dhaawacmay lugta kadibna waxaa uu ufakaday Syria ka dibna Masarayuu sii galay. Febraayo 25, 1960 ayaa dil lagu xukumay asaga oo dalka dibada kaga maqan. 1962 waxaa uu Masar ku dhameystay dugsiga sare.

Si kastaba ha ahaatee, sanadkii 1979 Sadam waxaa uu noqday madaxweynaha dalka Ciraaq.Ka dib markii uu xukunka kala wareegay madaxweyne Bakr taa oo ka dhalatay damacii Bakr ee ahaa in uu Syria la midoobo Sadamna taa waa uu ka soo horjeeday. Wuuxuna ku xukumay xabsi guri. Sebteembar 1980 Sadam waxaa uu ka baxay heshiiskii uu 75-kii la galay Iraan ee ku saabsanaa xuduudaha. Ciraaq ayada o kaalmo ka heleysa Ciidamada bada ee mareykanka ayey dib u qabsatay dhulkii Iraan kaga qabsatay intii dagaalka lagu guda jiray ee u dhaxeysay 1984-86. waxaa dhamaaday dagaalkii Iraan iyo Ciraaq. 1990-Ciraaq waxa ay qabsatay Kuwait. 1991-ayaa in ka badan 30-dawladood Ciraaq ka saareen dhulkii Kuwait.

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]