(Go: >> BACK << -|- >> HOME <<)

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Luuqjeeloow

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
Luuqjeeloow
Safka 1: Safka 1:
== '''deegmada luuqjeeloow''' ==
== '''deegmada luuqjeeloow''' ==
[[File:Ceelka Baar|50px|thumbnail|right|40]]
[[File:Ceelka Baar|'''<u>[[LUUQJEELOOW]]</u>'''|frame]]

== '''Degmada LUUQJEELOOW''' Waa Degmo Ka Mid ah Dagmooyinka Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya Xadadka: Degmada Waxaa Dhanka Bari ka xiga Degmada Beledweyne waxaa dhanka Galbeed ka Xiga Degmada Ceel Cali Luuqada : Afka Soomaaliya lahjada Beesha Gaaljecel Sida aalow, Astaan: waxaa Degmadaani ku Badan Geedka Loo Yaqaano Baar iyo cadayga Taariikhta: Degmadaani waxeey Bilaabatay qiyaastii 400 oo sana kahor doodwladnimada soomaaliya dagamadaani waxa ay laheed Sheekooyin soo Jireen ah iyo Hal Abuuro loo Yaqaano oo ah "Caafi Tumeey Ceel maqotaan Car iyo Wir beey Ceelasha ku Cabaan"degmadani waa demada ugu geela badan soomaliya,coolaha nool iyo caanaha laga soosaara waxaa loo iib geeyaa degmada Beledweeyn oo ay go day degmadan ,degmada Guriceel,Cadaado, degmada Gaalkacyo iyo Boosaaso. '''Luuqjeeloow''' waxaa hoos yimaada ilaa 250 tuula.180 tuula waa ay guurguuta waxaana dagan dad xoola dhaqata ah marba meel uguura todobaatan tuula weey fa dhidaa waxaana dagan dad beeraleey ah iyo kuwa xoola dhaqato ah oo aan guurin inta badan waxaana kamid ah:- ka mid ah baali,jaamburoow,bisla caloolacad,biitaala,garastumaal,gacan,bicila,dameerlaays,doonfooley,doonkaadareer, jaadla,durdur baacyar, ceelka baar,tixey,macaanqaale,doonbireed,doonmasaajid,wardhabeeyl,baladamiin,bakeeyleey,doondiir,mudulka raaxooy,moorada reer aaden xaadoow,berta reerkuula,,xawaasha aadan cali, xawaasha idiriseey.ruunkii cabdila gureey,beeraha reernuufaaneey,warta calibuule,iyo degmada ee luuqjeeloow. luuqjeeloow waxa ay ka mid eheeyd xarumihii ladajiyay qaxootigii soomaali galbeed waa degma istiraatiji ah waxeey wabiga u jirtaain kayar 1kmitirxarunta ,waxeey leedahay dhamaan agabyadii degmo sida xarut degma,saldhig boolis,lab iskuula waaweeyn oo kiiba qaadikara 3000 oo arday,airibort ama garoon diyaaradeed oo weeyn oo ay ku soo degi karaan diyaaradaha waaweeyn,isbitaal, iyo garooma ciyaareed waxaa lagu qiyaasaa dadka kunool ilaa 24000 kun oo ruux tuu looyinka hoosyimaada waa ilaa 250 tuula. ==

Bedelaadkkii ahaa 09:34, 20 Oktoobar 2016

deegmada luuqjeeloow

File:Ceelka Baar
LUUQJEELOOW

Degmada LUUQJEELOOW Waa Degmo Ka Mid ah Dagmooyinka Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya Xadadka: Degmada Waxaa Dhanka Bari ka xiga Degmada Beledweyne waxaa dhanka Galbeed ka Xiga Degmada Ceel Cali Luuqada : Afka Soomaaliya lahjada Beesha Gaaljecel Sida aalow, Astaan: waxaa Degmadaani ku Badan Geedka Loo Yaqaano Baar iyo cadayga Taariikhta: Degmadaani waxeey Bilaabatay qiyaastii 400 oo sana kahor doodwladnimada soomaaliya dagamadaani waxa ay laheed Sheekooyin soo Jireen ah iyo Hal Abuuro loo Yaqaano oo ah "Caafi Tumeey Ceel maqotaan Car iyo Wir beey Ceelasha ku Cabaan"degmadani waa demada ugu geela badan soomaliya,coolaha nool iyo caanaha laga soosaara waxaa loo iib geeyaa degmada Beledweeyn oo ay go day degmadan ,degmada Guriceel,Cadaado, degmada Gaalkacyo iyo Boosaaso. Luuqjeeloow waxaa hoos yimaada ilaa 250 tuula.180 tuula waa ay guurguuta waxaana dagan dad xoola dhaqata ah marba meel uguura todobaatan tuula weey fa dhidaa waxaana dagan dad beeraleey ah iyo kuwa xoola dhaqato ah oo aan guurin inta badan waxaana kamid ah:- ka mid ah baali,jaamburoow,bisla caloolacad,biitaala,garastumaal,gacan,bicila,dameerlaays,doonfooley,doonkaadareer, jaadla,durdur baacyar, ceelka baar,tixey,macaanqaale,doonbireed,doonmasaajid,wardhabeeyl,baladamiin,bakeeyleey,doondiir,mudulka raaxooy,moorada reer aaden xaadoow,berta reerkuula,,xawaasha aadan cali, xawaasha idiriseey.ruunkii cabdila gureey,beeraha reernuufaaneey,warta calibuule,iyo degmada ee luuqjeeloow. luuqjeeloow waxa ay ka mid eheeyd xarumihii ladajiyay qaxootigii soomaali galbeed waa degma istiraatiji ah waxeey wabiga u jirtaain kayar 1kmitirxarunta ,waxeey leedahay dhamaan agabyadii degmo sida xarut degma,saldhig boolis,lab iskuula waaweeyn oo kiiba qaadikara 3000 oo arday,airibort ama garoon diyaaradeed oo weeyn oo ay ku soo degi karaan diyaaradaha waaweeyn,isbitaal, iyo garooma ciyaareed waxaa lagu qiyaasaa dadka kunool ilaa 24000 kun oo ruux tuu looyinka hoosyimaada waa ilaa 250 tuula.