(Go: >> BACK << -|- >> HOME <<)

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka K'naan

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
y Bot: Migrating 28 interwiki links, now provided by Wikidata on d:q297693 (translate me)
No edit summary
Tags: Manual revert wax badalka mobilada Wax badalka app'ka ee moobiilada Android app edit
 
(16 intermediate revisions by 13 users not shown)
Safka 1: Safka 1:
{{Infobox musical artist
[[File:Knaan in Ottawa 2007.jpg|thumb|K'naan]]
| name = K'naan
[[File:K'naan by David Shankbone.jpg|thumb|Kynaan]]
| image = Knaan in Ottawa 2007.jpg
'''Kaynaan Warsame''', waxa uu dhashay sanadku markuu ahaay [[1978]] waxa uuna ku dhashay [[Soomaaliya]] gobalka [[Banaadir]] magaalo madaxda [[Muqdisho]]
| caption =
| birth_name = Keinan Abdi Warsame
| alias =
| birth_date = {{birth date and age|df=yes|1978|04|16}}
| birth_place = [[Mogadishu]], Somalia
| genre =
| occupation = {{hlist|Instrumentalist|rapper|singer|poet}}
| years_active = 2000-present
| label = A&M Octane
| associated_acts = {{flatlist|
* [[Adam Levine]]
* [[Temi Dee]]
* [[Will.i.am]]
* Rayzak
}}
}}

'''Kaynaan Warsame''', waxa uu dhashay sanadku markuu ahaay [[1978]] waxa uuna ku dhashay [[Soomaaliya]] gobalka Banaadir magaalo madaxda [[Muqdisho]]
gaar ahaan dagmada caanka ah ee [[wardhiigley]]. Kaynaan ayaa waxa uu ka soo tagay wadankiisa hooyo sanadkii 1991 kii,
gaar ahaan dagmada caanka ah ee [[wardhiigley]]. Kaynaan ayaa waxa uu ka soo tagay wadankiisa hooyo sanadkii 1991 kii,
kadib markeey ka baxday meesha maamulkii dowladii dhexe ee Soomaalia, ee uu madaxweynaha ka ahaa jaale General [[Maxamed Siyaad Barre]], Rabi naxariisti jano ha ka warabiyee ...AAMIIN .
kadib markeey ka baxday meesha maamulkii dowladii dhexe ee Soomaalia, Kaynaan ayaa ah qof heesta dhalashada [[Kanada]], waa Somalian Kanadian. Kaynaan waxa uu qaadaa heesaha loo yaqaano [[raab]], hip hop, pop iyo rock.
Kaynaan ayaa ah qof heesta dhalashada [[Kanada]], waa Somalian Kanadian. Kaynaan waxa uu qaadaa heesaha loo yaqaano rap, hip hop, pop iyo rock.
K'naan waxa uu kasoo jeedaa Gobolada Dhexe Gaar ahaan Galmudug

Knaan waxa uu aad uga duwanyahay [[fanaan]]iita somaliyeed, markaan sida leyahay waxaan ula jeda xaga tageeraha,
Knaan waxa uu aad uga duwanyahay [[fanaan]]iita somaliyeed, markaan sida leyahay waxaan ula jeda xaga tageeraha,
oo waxaa knaan aad looga jecelyahay [[Aduunka]] oo dhan, waxa uu ku hesa afkeena [[Hooyo]] ka so koow afka [[Ingriiska]].
oo waxaa knaan aad looga jecelyahay [[Aduunka]] oo dhan, waxa uu ku hesa afkeena [[Hooyo]] ka so koow afka [[Ingriiska]].
kaynaan oo ah nin wadani ah runttina jecel dalkiisa hooyo sida u cadaaday dunida kadib markuu kor u tagay cawaale ama astaanta dalkeena habeen kii la furayay koobka aduunka heesaha kaynaan waxaa laga dheehan karaa af Soomaali badan waxuuna naqso noqday nin laga yaqaan aduunka kaynaan oo dunida ugu jira dalkeena hooyo

Keynaannaan waa muslim ereyga (Keynaan) ayaa ah micnahiisa marka luuqada Ingriiska la eego (traveller), oo ah [[saffar]] ama Socoto.
Keynaannaan waa muslim ereyga (Keynaan) ayaa ah micnahiisa marka luuqada Ingriiska la eego (traveller), oo ah [[saffar]] ama Socoto.

Kanaan waxa uu sheegay, in u soo qaadi doono sanadkaan, heeso micno iyo murti ay ku dheehantahay, isaga oo sheegay in heesihiisu ay noqon doonaan kuwo laga iibsado, meelo badan oo dunida ah.

Knaan ma qaado heesaha Ingriiska kaliya, waxoo qaada, heesaha Soomaaliga xataa.
kanaan waxa uu sheegay, in u soo qaadi doono sanadkaan, heeso micno iyo murti ay ku dheehantahay, isaga oo sheegay in heesihiisu ay noqon doonaan kuwo laga iibsado, meelo badan oo dunida ah.

knaan ma qaado heesaha Ingriiska kaliya, waxoo qaada, heesaha Soomaaliga xataa.
knaan waxa uu magac ween u soo hooyay, dhamaan bulshada ween oo Soomaaliyeed, meel kasto ee dunida ka joogaan.
knaan waxa uu magac ween u soo hooyay, dhamaan bulshada ween oo Soomaaliyeed, meel kasto ee dunida ka joogaan.
Maalintii la furaayay [[Koobka Adduunka|koobka kubada cagta ee Aduunka 2010]] ([[af-Ingiriis]]: ''FIFA World Cup 2010'') ee [[Koonfur Afrika]], ayuu waxoo ka heesay, [[hees]], lamagac baxday [[Waving Flag]].
Maalintii la furaayay [[Koobka Adduunka|koobka kubada cagta ee Aduunka 2010]] ([[af-Ingiriis]]: ''[[FIFA]] World Cup 2010'') ee [[Koonfur Afrika]], ayuu waxoo ka heesay, [[hees]], lamagac baxday [[Waving Flag]].

Heesta Knaan ayaa aduunka laga dawanaayay, asiga oo canlanka soomaaliya kor luxaayo. Heesta (Waving flag) asiga ayaa soo alifay, asiga ayaa ne laxanka.
Heesta Knaan ayaa aduunka laga dawanaayay, asiga oo canlanka soomaaliya kor luxaayo. Heesta (Waving flag) asiga ayaa soo alifay, asiga ayaa ne laxanka.
Safka 30: Safka 40:
[[Somalia]]. Knaan ayaa ILAAH heybad u siyay luuqeenta, alifida iyo laxamenta heesaha.
[[Somalia]]. Knaan ayaa ILAAH heybad u siyay luuqeenta, alifida iyo laxamenta heesaha.
taasi oo ah, inuu ku heeso Luqada caalamiga, ee isku fahmaan aduunka,waa luqada ingriiska.
Taasi oo ah, inuu ku heeso Luqada caalamiga, ee isku fahmaan aduunka,waa luqada ingriiska.
Knaan ayaa u muuqdo inuu gali doono booskii, oo u baneeyay heesaalihii Caanka ahaa oo xad gudbay, king of pop [[Micheal Jackson]].
Knaan ayaa u muuqdo inuu gali doono booskii, oo u baneeyay heesaalihii Caanka ahaa oo xad gudbay, king of pop [[Michael Jackson]].

knaan waxa uu soo saray in kudhaw 5 album,
wxaana ka mid ah :-

[[2004]]: [[My Life Is a Movie]]
[[2005]]: [[The Dusty Foot Philosopher]] (BMG Music)]]

[[2007]]: [[The Dusty Foot on the Road]] (Wrasse Records)]]

[[2009]]: [[Troubadour]] [[A&M/Octone]]

== Album ==
[[2012]]: [[Country, God or the Girl]] [[A&M/Octone]]
Knaan waxa uu soo saray in kudhaw 5 album, wxaana ka mid ah :-
* [[2004]]: [[My Life Is a Movie]]
* [[2005]]: [[The Dusty Foot Philosopher]] (BMG Music)
* [[2007]]: [[The Dusty Foot on the Road]] (Wrasse Records)
* [[2009]]: [[Troubadour]] (A&M/Octone)
* [[2012]]: [[Country, God or the Girl]] (A&M/Octone)

== [[Extended play|EP]] ==
[[Category:Muusig]]
* [[2012]]: [[More Beautiful Than Silence]]

[[Category:Fanaaniinta Soomaaliya]]
'''''Bold text''[[Link title]]'''
[[Category:Dad nool]]
[[Category:Raaberyasha Soomaaliyeed]]

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 01:28, 8 Diseembar 2022

K'naan
Macluumaadka asalka
Magaca dhalashadaKeinan Abdi Warsame
Dhashay (1978-04-16) 16 Abriil 1978 ( 46jir)
Mogadishu, Somalia
shaqada
  • Instrumentalist
  • rapper
  • singer
  • poet
Sanadaha Shaqada2000-present
CalaamadahaA&M Octane
Falalka la xiriira

Kaynaan Warsame, waxa uu dhashay sanadku markuu ahaay 1978 waxa uuna ku dhashay Soomaaliya gobalka Banaadir magaalo madaxda Muqdisho gaar ahaan dagmada caanka ah ee wardhiigley. Kaynaan ayaa waxa uu ka soo tagay wadankiisa hooyo sanadkii 1991 kii, kadib markeey ka baxday meesha maamulkii dowladii dhexe ee Soomaalia, Kaynaan ayaa ah qof heesta dhalashada Kanada, waa Somalian Kanadian. Kaynaan waxa uu qaadaa heesaha loo yaqaano raab, hip hop, pop iyo rock.

Knaan waxa uu aad uga duwanyahay fanaaniita somaliyeed, markaan sida leyahay waxaan ula jeda xaga tageeraha, oo waxaa knaan aad looga jecelyahay Aduunka oo dhan, waxa uu ku hesa afkeena Hooyo ka so koow afka Ingriiska. kaynaan oo ah nin wadani ah runttina jecel dalkiisa hooyo sida u cadaaday dunida kadib markuu kor u tagay cawaale ama astaanta dalkeena habeen kii la furayay koobka aduunka heesaha kaynaan waxaa laga dheehan karaa af Soomaali badan waxuuna naqso noqday nin laga yaqaan aduunka kaynaan oo dunida ugu jira dalkeena hooyo

Keynaannaan waa muslim ereyga (Keynaan) ayaa ah micnahiisa marka luuqada Ingriiska la eego (traveller), oo ah saffar ama Socoto.

Kanaan waxa uu sheegay, in u soo qaadi doono sanadkaan, heeso micno iyo murti ay ku dheehantahay, isaga oo sheegay in heesihiisu ay noqon doonaan kuwo laga iibsado, meelo badan oo dunida ah.

Knaan ma qaado heesaha Ingriiska kaliya, waxoo qaada, heesaha Soomaaliga xataa. knaan waxa uu magac ween u soo hooyay, dhamaan bulshada ween oo Soomaaliyeed, meel kasto ee dunida ka joogaan. Maalintii la furaayay koobka kubada cagta ee Aduunka 2010 (af-Ingiriis: FIFA World Cup 2010) ee Koonfur Afrika, ayuu waxoo ka heesay, hees, lamagac baxday Waving Flag.

Heesta Knaan ayaa aduunka laga dawanaayay, asiga oo canlanka soomaaliya kor luxaayo. Heesta (Waving flag) asiga ayaa soo alifay, asiga ayaa ne laxanka. k'naan ayaa sheegay mar eey laanta afka somaliga ee BBC'da wareessatay, in uu marka uu alifayay hestaan uu niyada ku hayay, Somalia. Knaan ayaa ILAAH heybad u siyay luuqeenta, alifida iyo laxamenta heesaha.

Taasi oo ah, inuu ku heeso Luqada caalamiga, ee isku fahmaan aduunka,waa luqada ingriiska. Knaan ayaa u muuqdo inuu gali doono booskii, oo u baneeyay heesaalihii Caanka ahaa oo xad gudbay, king of pop Michael Jackson.

Album[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Knaan waxa uu soo saray in kudhaw 5 album, wxaana ka mid ah :-

EP[wax ka badal | wax ka badal xogta]