(Go: >> BACK << -|- >> HOME <<)

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Jijeele

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
No edit summary
No edit summary
Tags: wax ka badalka muuqaalka ah wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
Safka 48: Safka 48:
* Wabar Geedi Wabar Hasan wabar kutubow
* Wabar Geedi Wabar Hasan wabar kutubow
* Cawaale Isaaq Jiraay Madaxweynihi hore ee maamulka westland state
* Cawaale Isaaq Jiraay Madaxweynihi hore ee maamulka westland state
* Nuur Cabdi Xasan guduumiyhii ugu horeeyay ee ururka SOHDA
* Nuur Cabdi Xasan guduumiyhii ugu horeeyay ee ururka SOHDA Madaxa wacyigilinta Cisman muxumed hilowle
* duuliya sare farax muxumed hilowle
* duuliya sare farax muxumed hilowle
* guduumiyaha jaaliyada dhalanyada rer south africa Axmed Macalin Nuur
* guduumiyaha jaaliyada dhalanyada rer south africa Axmed Macalin Nuur

Bedelaadkkii ahaa 13:13, 31 Oktoobar 2016

  • Jijeele Waa qabiil ka mid ah Qabaa'ilada Soomaaliyeed, Waxay ka baxaan Hawiye waxayse ka siiyahiin Gugundhabe Hawiye. beeshu wax eey dagtaa Gobalada kala ah Hiiraan ,Mogdisho,Bakool,Bay,Shabelada hoose,shabelada dhexe iyo Jubda hoose .waa beel kamid ah beelaha ugu xadoodka dheer soomaaliya taarikh dheerna ku leh Somalia Aqoonyahano iyo Siyaasiyen Bdanna ka dhaseen laguna tiriyo gabdhaha jijeele gabdhaha ugu qurqurxan Soomalida hadana lagutiriyo iney leeyahiin geela ugu badan Soomaaliya dagana dhul leh wabi dhulbeereed dhul buura ley ah kana soobaxaan qeyraad dabiici ah. beeshu waxa kalo oo eey dagtaa Ethiopia iyo kenya. Beesha Jijeele waxa eey ka koobantahay lafahan
  • yaaquub
  • Reer Wabar
  • Guudway
  • rer faqay
  • Cabdi iidsuge
  • Habar wadaag
  • Dumaal
  • Dharooye
  • Shalashame
  • faranjecle
  • Kulmiye
  • Ciise
  • idiriis
  • Baroow

Deegaanada ugu caansan oo eey beeshu dagtaa waxaa ka mid ah

  • Baladweyne magaal madaxda gobalka hiiraan
  • dagmada farlibaax Hiraan
  • dagmada badikeen Hiraan
  • Abesaale
  • dagmada ceel cadde Hiiraan
  • Caagsibiri Hiraan
  • Ceel idaad Hiraan
  • deefow Hiraan
  • qajaaqur Hiraan
  • xaaji Nuur Hiran
  • doonkudle Hiraan
  • baardhuyac Hiraan
  • Haarcadey Hiraan
  • dagmada quracjome Bakool
  • dagmada ceel qoran Bakool
  • dagmada ceel barde Bakool
  • sabad xume ismamulka somalida ethiopia
  • basro shabelada dhexe
  • baladul amiin Sh/ Hoose
  • Mubaarak Shabeellaha hoose
  • Diinsoor Bay
  • Buurhakaba Bay
  • Ufurow Bay
  • Feerfeer Hiraan
  • Mustaxiil ISI
  • Qalaafe ISI
  • Quracle wabar Hiraan
  • Mandeera kenya
  • Habasweeyn Kenya

Madaxda Beesha Jijeele

  • Wabar Geedi Wabar Hasan wabar kutubow
  • Cawaale Isaaq Jiraay Madaxweynihi hore ee maamulka westland state
  • Nuur Cabdi Xasan guduumiyhii ugu horeeyay ee ururka SOHDA Madaxa wacyigilinta Cisman muxumed hilowle
  • duuliya sare farax muxumed hilowle
  • guduumiyaha jaaliyada dhalanyada rer south africa Axmed Macalin Nuur
  • guduumiyaha shirkada himilo world agency Xuseen Geedi Axmed
  • Nabadoon kuxigeen Bare Cabdi Duqow ahna guduumiyihii hore dagmad qajaaqur
  • Mr Abuubakar Mohamed Daahiye permanent Secertary of the Ministry of Commerce & Industry of Somalia
  • Daahiye uulaaw Nabadoonka beesha
  • Ahmed Hussein Dahiye Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Aqoonyahniinta ah ee (SOHDA)
  • Bile Nuur Cumar Nabadoonka Guud ee Beesha Guud ee Koonfurta iyo bartamaha Somalia
  • Ismail Abdi Somane ''First Permanant Secretary of South Africa''
  • Aadan Abdi Warsame Madaxa Suuq Geynta Shirkada BECO
  • Dr. Maxamed C/llaahi Soomane ''Gudoomiyaha Somane Foundation''
  • Dr. Omar shekh cali Idiris Ministar ,somalia Embassador to Qadar
  • Sheikh xasan macallin muumin Abu duruqu Ahmadiya Xafidahulaahi Ashekh xasan macalin mumin
  • Mr Mohamed isaaq Minister of labour and workers
  • Mr Sheikh Maxamed Isaaq Interior minister 1960-1969
  • Dr ibarahim ali hussien Presidential candidate 2012
  • Dr Mohamed Ibrahim Hilowle UN director in Burundi
  • Dr Abdirisaq Isman UNDP Operation manager in Somalia
  • Dr Mohamed Ibrahim Farey Somali Peace Activist
  • abuukaate Ismail Somane ahna safiirku xigeenka south africa
  • Mr abdinuur ibrahim Farey maxadax SYDP
  • Mr Abdi hussien Geedi Omar gudoomiyhii Gobalka Hiiraan
  • Mr Mohamed Ibrahim Abdikarin (Tusbaxle) Gudoomiyihii Dhanka Amniga ee Gobalka Hiiraan
  • Dr cabdiraxmaan m mcaaney Dr medicine
  • Mr.Abdurahman Isak Ali ( Gudomiyahii hore dhalinyarada Jijeele) ee Gobolka Hiiraan.
  • Dr. Abdirizak Abdulahi Mohamed (Madaxa sheybaarka Aden Abdulle Hospital)
  • Mr. Salaad Hareed Hilowle Abaanduulaha Ugu Sareeya ee Beesha Jijeelle Cade.
  • Mr. Ismacil Abdi Isak Gudoomiyaha Maaliyada ee Ururka Dhalinyarada Aqoonyahaniinta (SOHDA)
  • Mr. Bashir Abdirahman Salad (Basto) Maamule ku xigeenka Savannah Higher Clinic ahne lataliyaha Guud ee Gudomiyaha Ururka Dhalinyarada Aqoonyahaniinta (SOHDA)
  • Mr: Abdirahim Ibrahim Omar (cabdiraxiin Baraawe) Madaxa Mashaariicda Gobolka Shabeleeda Hoose ee Degmada Baraawe.