(Go: >> BACK << -|- >> HOME <<)

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Ileys

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
Bog cusub: = Ileys = Iftiinka [[Qoraxda ayaa ah isha ugu muhiimsan Ileyska Dhulka ]] File:Cloud in the sunlight.jpg File:Night yamagata city 2.jpg '''Ile...
 
Rescuing 1 sources and tagging 0 as dead.) #IABot (v2.0.8.6
 
(12 intermediate revisions by 6 users not shown)
Safka 1: Safka 1:
::''Kani waa maqaal ku saabsan "Ileyska ili-qabateyga ah".''
::''Boga "[[Iftiin]]" halkan ayaa laga soo toosiyay.
[[File:Light dispersion conceptual waves350px.gif|thumb|Walax sadex-gees ah oo baahineysa iftiin cadaan ah una kala soocaysa midabo badan oo kala duwan.]]
[[File:Cloud in the sunlight.jpg|thumb|Iftiin]]
[[File:Night yamagata city 2.jpg|thumb|Ileys]]
'''Ileys''' ({{lang-en|''Light''}}; {{lang-ar|ضوء}}) sidoo kale loo yaqaano '''Iftiin''' waa falaadho electromagnetic taas oo u muuqata Aadamaha. [[Qorax]]da ayaa ah meesha [[dhul]]ku ka helo iftiinka.
Inta ugu badan ereyga ''ileys'' waxaa loo isticmaalaa '''iftiinka ili qabateyga''' ah, laakiin micnaha iyo noocyada soo hoosgalaya intaas way ka badan tahay; waxaana ka mid ah ''iftiinka aan la arki karin'' iyo noocyo kale.<ref>International Commission on Illumination (1987). [http://www.cie.co.at/publ/abst/17-4-89.html ''International Lighting Vocabulary''] {{Wayback|url=http://www.cie.co.at/publ/abst/17-4-89.html |date=20100227034508 }} Number 17.4. CIE, 4th edition. ISBN 978-3-900734-07-7.<br>By the ''International Lighting Vocabulary'', the definition of ''light'' is: “Any radiation capable of causing a visual sensation directly.”</ref>
Sidoo kale, iftiinka ili qabatayga ah waxaa loo yaqaanaa [[mowjad]]o dhaadheer oo iskujira 400–700 nanometre (nm).<ref name="Pal2001">{{cite book|last1=Pal|first1=G. K.|last2=Pal|first2=Pravati|title=Textbook of Practical Physiology|url=http://books.google.com/books?id=CcJvIiesqp8C&pg=PA387|accessdate=11 October 2013|edition=1st|year=2001|publisher=Orient Blackswan|location=Chennai|isbn=978-81-250-2021-9|page=387|chapter=chapter 52|quote=The human eye has the ability to respond to all the wavelengths of light from 400–700 nm. This is called the visible part of the spectrum.}}</ref><ref name="BuserImbert1992">{{cite book|last1=Buser|first1=Pierre A.|last2=Imbert|first2=Michel|title=Vision|url=http://books.google.com/books?id=NSZvt8Ld2-8C&pg=PA50|accessdate=11 October 2013|year=1992|publisher=MIT Press|isbn=978-0-262-02336-8|page=50|quote=Light is a special class of radiant energy embracing wavelengths between 400 and 700 nm (or mμ), or 4000 to 7000 Å.}}</ref> Moowjadaha iftiinka heerkoodu waa kuwo kala duwan qiyaaas ahaan ka bilaabma 430 ilaa 750 terahertz (THz). [[Halbeeg]]a lagu cabiro iftiinka waxaa loo yaqaanaa terahartis (astaatedu tahay ''THz'').


Guud ahaan, isha iftiinka ee [[dhul]]ku waa [[qorax]]da, taasi oo meerahan siisa [[awood]]a ay [[dhir|dhirta cagaaran]] ka sameysato [[cunto|cuntada]] ayadoo raacaysa hab lo yaqaano [[Habka Samayska Cuntada]]. Dhirtu waa [[noole|noolaha taageera]] dhamaan nolosha kale ee ka jirta [[aduun]]ka.
= Ileys =
Dhinaca kale, marka laga hadlayo [[taariikh|taariikhda aadamaha]] waxaa il kale oo dadku ka helaan awooda iftiinku wuxuu waligiisb ahaa [[dab]]ka kaasi oo aad u taageeray nolosha dadka tan iyo wakhtigii la bartey isticmaalka dabka. Maanta xadaarada iyo horumarka dadku gaadheen waxaa suurtogal noqotay in la helo ilo (source) kale oo laga helo awood iftiin, kuwaas waxaa ka mid ah [[koronto|iftiinka korantada]] kaasi oo maanta loo isticmaalo dhamaan noocyada kala duwan ee iftiinka dadku u baahan yahay.


Marka la tixraaco [[Fisikis|Cilmiga Fisikiska]] ereyga ''iftiin'' waxaa lagu sharaxaa mowjado iftiin elektaromagnetik ah kaasi oo [[il|isha dadka]] u muuqata ama aanan u muuqan (la arki karin).<ref>{{Cite book | title = Camera lenses: from box camera to digital | author = Gregory Hallock Smith | publisher = SPIE Press | year = 2006 | isbn = 978-0-8194-6093-6 | page = 4 | url = http://books.google.com/?id=6mb0C0cFCEYC&pg=PA4}}</ref><ref>{{Cite book | title = Comprehensive Physics XII | author = Narinder Kumar | publisher = Laxmi Publications | year = 2008 | isbn = 978-81-7008-592-8 | page = 1416 | url = http://books.google.com/?id=IryMtwHHngIC&pg=PA1416}}</ref>


Ileyska waxaa caksi ku ah oo ka soo horjeeda [[mugdi]]ga.
[[File:The sun1.jpg | Iftiinka [[Qorax]]da ayaa ah isha ugu muhiimsan Ileyska [[Dhul]]ka ]]


=Sharaxaad Mugdi=
[[File:Cloud in the sunlight.jpg]]
[[Image:Creation of Light.png|right|thumb|250px|Samaysanka iftiinka]]


[[Mugdi]] (Dark) waa caksiga (ka soo horjeedka) [[iftiin]]ka. Sharaxaada saxda ah waa maqnaanta (la'aanta) [[ileys]]ka. Marka meeli noqoto iftiin la'aan waxaa adkaata in wax la arko sababtoo ah waxay noqtotaa [[madoow]]. [[Il|Isha bani'aadamka]] waxba ma arki karto marka meeli bilaa iftiin tahay, sababtoo ah araga waxaa caawiya [[ileys|iftiinka ileyska]].<ref>{{cite web|url=http://www.uni-leipzig.de/~psycho/wundt/opera/wundt/OLiPsych/OLiPsy06.htm|title=W. Wundt (1907): Outlines of Psychology - 6. Pure sensations.|work=uni-leipzig.de}}</ref>
[[File:Night yamagata city 2.jpg]]


Guud ahaan, mugdigu waa mid [[dad]]ku neceb yahay isla markaana la xidhiidha [[cabsi]], naxdin, murugo, [[geeri]] iyo wixii la mid ah.
'''Ileys''' sidoo kale loo yaqaano '''Iftiin''' ([[Ingiriis]]: Light) waa electromagnetic radiation taas oo u muuqata isha Aadamaha. [[Qorax]]da ayaa ah meesha [[dhul]]ku ka helo iftiinka.


=Muuqaalka=
= Qeeybaha Iftiinka =
==Muuqaalka Saynis==
<gallery perrow=" " widths="150" heights="150" caption="Muuqaalada Iftiinka">


Image:Total internal reflection.jpg|
{{Gumud}}
Image:Light through glass.jpg
Image:Light through glass02.jpg
Image:Light through glass03.jpg
Image:Light through glass04.jpg
Image:Light through glass05.jpg
</gallery>
==Sawiro Iftiinka==
<gallery>
File:Photographing a model.jpg
Image:Kirche Gröben Lichtspiel.JPG|
Image:Chicago Union Station 1943.jpg|
File:Chartres JBU09.JPG|
Image:Luz en Movimiento.jpg |
File:Earthlights dmsp 1994–1995.jpg|
File:RedLightDistrictAmsterdamTheNetherlands.jpg|
File:Beloeil castel 1 Luc Viatour.jpg|
File:Light painting gnangarra-1.jpg
File:Amundsen-Scott marsstation ray h edit.jpg
File:Streichholz.jpg|
File:Catching Light.jpg


File:Campfire and sparks in Anttoora 3.jpg
[[Category:Aqoon]]
File:Polarlicht 2.jpg|
[[Category:Waxbarsho]]
File:Aurora borealis above Storfjorden and the Lyngen Alps in moonlight, 2012 March.jpg
File:Fire breathing 2 Luc Viatour.jpg|
</gallery>


=Midabo Kale=
[[Category:Juquraafi]]

= Abuuridda=
[[Ilaah]] Yehowah wuxuu iftiin ka dhigay inuu gaaro dhulka dushiisa, taasoo dhalisay wareegyo habeen iyo maalin ah.

* [https://www.jw.org/en/library/videos/wonders-of-creation-reveal-gods-glory/light-and-color/ Light and Color]

{{Midab}}

=Tixraac=
{{Reflist}}

[[Category:Midabada]]
[[Category:Midab]]
[[Category:Midabada Aasaasiga]]

{{commons|Light}}

[[Category:Ileys]]

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 20:09, 28 Maaj 2022

Kani waa maqaal ku saabsan "Ileyska ili-qabateyga ah".
Boga "Iftiin" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Walax sadex-gees ah oo baahineysa iftiin cadaan ah una kala soocaysa midabo badan oo kala duwan.
Iftiin
Ileys

Ileys (Af Ingiriis : Light; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Iftiin waa falaadho electromagnetic taas oo u muuqata Aadamaha. Qoraxda ayaa ah meesha dhulku ka helo iftiinka. Inta ugu badan ereyga ileys waxaa loo isticmaalaa iftiinka ili qabateyga ah, laakiin micnaha iyo noocyada soo hoosgalaya intaas way ka badan tahay; waxaana ka mid ah iftiinka aan la arki karin iyo noocyo kale.[1] Sidoo kale, iftiinka ili qabatayga ah waxaa loo yaqaanaa mowjado dhaadheer oo iskujira 400–700 nanometre (nm).[2][3] Moowjadaha iftiinka heerkoodu waa kuwo kala duwan qiyaaas ahaan ka bilaabma 430 ilaa 750 terahertz (THz). Halbeega lagu cabiro iftiinka waxaa loo yaqaanaa terahartis (astaatedu tahay THz).

Guud ahaan, isha iftiinka ee dhulku waa qoraxda, taasi oo meerahan siisa awooda ay dhirta cagaaran ka sameysato cuntada ayadoo raacaysa hab lo yaqaano Habka Samayska Cuntada. Dhirtu waa noolaha taageera dhamaan nolosha kale ee ka jirta aduunka. Dhinaca kale, marka laga hadlayo taariikhda aadamaha waxaa il kale oo dadku ka helaan awooda iftiinku wuxuu waligiisb ahaa dabka kaasi oo aad u taageeray nolosha dadka tan iyo wakhtigii la bartey isticmaalka dabka. Maanta xadaarada iyo horumarka dadku gaadheen waxaa suurtogal noqotay in la helo ilo (source) kale oo laga helo awood iftiin, kuwaas waxaa ka mid ah iftiinka korantada kaasi oo maanta loo isticmaalo dhamaan noocyada kala duwan ee iftiinka dadku u baahan yahay.

Marka la tixraaco Cilmiga Fisikiska ereyga iftiin waxaa lagu sharaxaa mowjado iftiin elektaromagnetik ah kaasi oo isha dadka u muuqata ama aanan u muuqan (la arki karin).[4][5]

Ileyska waxaa caksi ku ah oo ka soo horjeeda mugdiga.

Sharaxaad Mugdi[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Samaysanka iftiinka

Mugdi (Dark) waa caksiga (ka soo horjeedka) iftiinka. Sharaxaada saxda ah waa maqnaanta (la'aanta) ileyska. Marka meeli noqoto iftiin la'aan waxaa adkaata in wax la arko sababtoo ah waxay noqtotaa madoow. Isha bani'aadamka waxba ma arki karto marka meeli bilaa iftiin tahay, sababtoo ah araga waxaa caawiya iftiinka ileyska.[6]

Guud ahaan, mugdigu waa mid dadku neceb yahay isla markaana la xidhiidha cabsi, naxdin, murugo, geeri iyo wixii la mid ah.

Muuqaalka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Muuqaalka Saynis[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sawiro Iftiinka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Midabo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Abuuridda[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ilaah Yehowah wuxuu iftiin ka dhigay inuu gaaro dhulka dushiisa, taasoo dhalisay wareegyo habeen iyo maalin ah.

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. International Commission on Illumination (1987). International Lighting Vocabulary Archived Febraayo 27, 2010 // Wayback Machine Number 17.4. CIE, 4th edition. ISBN 978-3-900734-07-7.
    By the International Lighting Vocabulary, the definition of light is: “Any radiation capable of causing a visual sensation directly.”
  2. Pal, G. K.; Pal, Pravati. "chapter 52". (1st ed.). Orient Blackswan. p. 387. ISBN 978-81-250-2021-9 http://books.google.com/books?id=CcJvIiesqp8C&pg=PA387. Soo qaatay 11 October 2013. The human eye has the ability to respond to all the wavelengths of light from 400–700 nm. This is called the visible part of the spectrum.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Buser, Pierre A.; Imbert, Michel. MIT Press. p. 50. ISBN 978-0-262-02336-8 http://books.google.com/books?id=NSZvt8Ld2-8C&pg=PA50. Soo qaatay 11 October 2013. Light is a special class of radiant energy embracing wavelengths between 400 and 700 nm (or mμ), or 4000 to 7000 Å.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Gregory Hallock Smith. SPIE Press. p. 4. ISBN 978-0-8194-6093-6 http://books.google.com/?id=6mb0C0cFCEYC&pg=PA4.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. Narinder Kumar. Laxmi Publications. p. 1416. ISBN 978-81-7008-592-8 http://books.google.com/?id=IryMtwHHngIC&pg=PA1416.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. http://www.uni-leipzig.de/~psycho/wundt/opera/wundt/OLiPsych/OLiPsy06.htm.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: