(Go: >> BACK << -|- >> HOME <<)

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Hirshabeelle

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
y Bot: Qoraallo la isku badalay (-|Fullname +|FullName)
No edit summary
Tags: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
Safka 1: Safka 1:
{{Macluumaad Maamullada Soomaaliya
{{Macluumaad Maamullada Soomaaliya
|Name = {{PAGENAME}}
|Name = {{PAGENAME}}
|AlternateName =Dawlad Goboleedka Hirshabeelle<br /> Hirshabeelle State of Somalia<br />ولاية هيرشبلي الصومال
|AlternateName =Dawlad Goboleedka Hirshabeelle<br /> Kirshabeelle State ama hiraabshabelle of Somalia<br />ولاية هيرشبلي الصومال
|FullName = Hirshabeelle State of Somalia
|FullName = Hirshabeelle State of Somalia
|EntityAdjective = Provincial
|EntityAdjective = Provincial
Safka 45: Safka 45:
|Website = Ma jiro}}
|Website = Ma jiro}}
'''Hirshabeelle''', sida rasmiga ah '''Dawladda Hirshabeelle''', waa [[Gobolada Soomaaliya|maamul ka kooban laba gobo]] ee ka mid ah 18 kii gobol ee [[Soomaaliya]]. Waxaa woqooyi kaga beegan maamulka [[Galmudug]], dhanka galbeedna waxaa ka xiga [[Itoobiya]], koofur waxaa kaga beegan [[Koonfur Galbeed Soomaaliya]] iyo gobolka [[Banaadir]] (caasimadda).
'''Hirshabeelle''', sida rasmiga ah '''Dawladda Hirshabeelle''', waa [[Gobolada Soomaaliya|maamul ka kooban laba gobo]] ee ka mid ah 18 kii gobol ee [[Soomaaliya]]. Waxaa woqooyi kaga beegan maamulka [[Galmudug]], dhanka galbeedna waxaa ka xiga [[Itoobiya]], koofur waxaa kaga beegan [[Koonfur Galbeed Soomaaliya]] iyo gobolka [[Banaadir]] (caasimadda).



==Taariikh==
==Taariikh==

Bedelaadkkii ahaa 12:26, 18 Oktoobar 2016

Hirshabeelle
Dawlad Goboleedka Hirshabeelle
Kirshabeelle State ama hiraabshabelle of Somalia
ولاية هيرشبلي الصومال

Hirshabeelle State of Somalia
Calanka Hirshabeelle Astaanta Hirshabeelle
Halkudheg: "Biyo" (waxaa)
"looga dhrgaa" (Sacabadaada)
File:File:Location hirshabeelle.png
Magaala Madax Jowhar
Magaalada ugu weyn Beledweyne
Magaalada ugu dadka badan Buulo Burde
Luqadda
(Afka)
Soomaali (Xoogaa Carabi ah)
Magaca kale Dawlad goboleedka Hirshabeelle
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle
(Hirshabeelle)
Xukunka
Nooca
G Baarlamaanka
Madaxweyne Cali Cabdullaahi Cosoble
Madaxwene ku xigeen Cali Cabdullahi Xuseen (Xisbi kama tirsana)
Sharci dajinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Xubnaha U Matala (Baarlamaanka Soomaaliya)
Aqalka Hoose 37 ee ah tirada 275 (2.9%)
Aqalka Sare 8 ee ah tirada 54 (14.8%)
Konfodareeshin Oktoobar 17, 2016 (12th)
Bedka  Heerka 7aad
Wadarta 54,173 km2 (20,916 sq mi)
Berri 90 km2 (35 sq mi)
Biyo (%) 10 km2 (3.9 sq mi) (0%)
Heerka Soomaaliya 85% ee 637,65 km2
Tirada Dadkka  Heerka 3
Wadarta (2013) 1,401,000 (2013)
Tira sanadeed (2013) 15,566.67/km2 (40,317.5/sq mi)
WSG  Heerka 3aad
Wadarta (2011) C$3.624 billion
Qof qof C$1,556 (3aad)
Furayaasha
Furo Posto SO (gaarka HS)
ISO 3166-2 SO-HS
Waqtiga UTC+3
Furaha Po HS
Midab
Summad
 Xiddig
Midab
Website jiro/ Ma jiro
Dhamaan heerka Gobolada

Hirshabeelle, sida rasmiga ah Dawladda Hirshabeelle, waa maamul ka kooban laba gobo ee ka mid ah 18 kii gobol ee Soomaaliya. Waxaa woqooyi kaga beegan maamulka Galmudug, dhanka galbeedna waxaa ka xiga Itoobiya, koofur waxaa kaga beegan Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo gobolka Banaadir (caasimadda).

Taariikh

Markii ay xornimada qaateen Dhulka Talyaaniga ee Soomaaliya ee ah gobollada koonfureed 1960 waxay ahaayeen 6 gobol oo kala ahaa:

Waxaa iyana ku soo biiray Dhulka Biritishka ee Soomaaliya sida Gobolka waqooyi ee iyaguna isla sanadkaas xornimada qaatay. waxayna ku soo darsadeen koonfurta labadii gobo lee xilligaas gobollada waqooyi la isku oran jiray.

Halkaas waxay isku noqdeen goboladii jamhuuriyadda 8 gobol.

Markii uu kacaankii militariga ahaa dalka qabsaday ee la qaaday ololahii horumarinta reer miyiga ee 1973.kii ilaa 1974.kii ayey timid baahi ah in la magacaabo gobolo kale oo dheeraad ah markaas waxaa 8dii gobol lagu kordhiyey 7 gobol oo kale markaas waxay tirade gobolada Dalka noqdeen 15 gobol.

Bilowgii 1980 waxaa lagu kordhiyey gobolka Jubada Dhexe. dabayaaqadii sideetameeyadii ayaa misana la magacaabay Gobolada Sool iyo Awdal markaas tirada Gobolada Dalku waxay noqdeen 18 Gobo.

GOBOLLADA IYO DEGMOOYINKA DALKA SOOMAALIYA

Hiiraan

Shabeellaha dhexe

Ka hor Federaalaynta

Dhismaha Maamulka

Waxaa la unkay Oktoobar 9, 2016 Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle laguna dhaariyay Magaalada Jowhar, tirada xildhibaannada oo ahayd 82 waxaa gadaal looga daray 15 wadarta guud ee xildhibaannada maamulka Hirshabeelle ayaa laga dhigay 97 xubnood.

Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa Oktoobar 10, 2016 kulankoodii ugu horeeyey ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta Shabeellaha Dhexe isla markaana ah xarunta maamulka Hirshabeelle, Baarlamaanka Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa waxa ay gudoon ku meel gaar ah u doorteen mudane Maxamed Siyaad Barqadle[1].

Oktoobar 12, 2016 Xildhibaanada baarlamaanka Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa waxa ay ka dhagaysteen qudbadaha ay jeedinayeen musharixiinta u taagan qabashada guddoonka sare ee Baarlamaanka Hirshabeelle.[2] Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Dawlad Gobaleedka Hirshabeelle ayaa waxaa ku tartamaya oo u taagan saddex musharax oo kala ah Abuukar Xasan Cali oo ah guddoomiye ku xigeenka arrimaha Federalka iyo dib u heshiisiinta Maamulka gobolka Sh/dhexe, guddoomiyihii hore ee degmada Beledweyne Shiikh Cismaan Barre iyo Cali Cabdulle Isgoow, sidoo kale xilka Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle waxaa isku soo sharaxay hal Musharax oo kaliya Cabdi Xuseen Geedi halka ku xigeenka labaadna ay isu soo sharaxeen saddex xildhibaan oo ay mid kamid ah tahay dumar Canab Axmed Ciise[3].

Bulshada

Waddooyinka

Gobollada

Tixraaca

  1. . Radiomuqdisho. 17 October 2016 http://www.radiomuqdisho.net/baarlamaanka-hirshabeelle-oo-doortay-gudoomiye-ku-meel-gaar-ah/p=1. Soo qaatay 10 October 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . 17 October 2016 http://goobjooge.com/akhriso-liiska-magacyada-xildhibaanada-baarlamaanka-maamulka-cusub-ee-hirshabeelle/?p=7360. Soo qaatay 12 October 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . 17 October 2016 http://radiorisaala.com/deg-deg-gudoomiye-ku-xigeenka-1-aad-ee-baarlamaanka-hirshabeelle-oo-la-doortay/?p=7360. Soo qaatay 13 October 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Maamul Goboleedyada Soomaaliya Calanka Soomaaliya
 Puntland ·  ·  Galmudug ·  Hirshabeelle ·  Koonfur Galbeed Soomaaliya ·  Jubaland
Maqaam gaar ah  Banaadir waa caasimadda Soomaaliya