(Go: >> BACK << -|- >> HOME <<)

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Gitaar

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
y La difaacay "Gitaar" ([Wax ka bedel=Allow only autoconfirmed users] (indefinite) [Wareeji=Allow only autoconfirmed users] (indefinite))
Rescuing 1 sources and tagging 0 as dead.) #IABot (v2.0.9.3
 
(9 intermediate revisions by 3 users not shown)
Safka 39: Safka 39:


[[Cilmi]]baadhis qoto dheer oo la sameeyay waxaa lagu ogaaday in gitaarka lagu isticmaali jirey deegaano ka mid ah [[Bariga Dhexe]] tan iyo wakhtiyo aad u horeeyay.
[[Cilmi]]baadhis qoto dheer oo la sameeyay waxaa lagu ogaaday in gitaarka lagu isticmaali jirey deegaano ka mid ah [[Bariga Dhexe]] tan iyo wakhtiyo aad u horeeyay.
Warbixintu waxay sheegtay in [[Mesobotaamiya]] lagu garaaci jiray wax u eeg [[kaban]]ka wakhti imika laga joogo 3,500 sano.<ref>Kasha, Dr. Michael (August 1968). "A New Look at The History of the Classic Guitar". ''Guitar Review'' 30,3-12</ref> Sidoo kale waxaa la helay [[dhagax]]-gacanku samaysan ah oo jira 3,300 sano kaasi oo uu ku xardhan yahay qof garaacaya (ku ciyaarayna) kaban. Dhagaxaas Waxaa la aaminsan yahay in la sameeyay wakhtigii [[Baabiyloon|boqortooyadi kowaad Baabiyloon]].<ref>Dr. Michael Kasha, "A New Look at The History of the Classic Guitar", Guitar Review 30, August 1968, pp.3-12.</ref><ref>{{cite web|last1=Findlay|first1=Sharon|title=The Evolution of the Guitar: Strumming its way through the ages|url=http://faze.ca/issue04/evolution_of_the_guitar.html|accessdate=February 23, 2015|publisher=Faze (magazine}}</ref>
Warbixintu waxay sheegtay in [[Mesobotaamiya]] lagu garaaci jiray wax u eeg [[kaban]]ka wakhti imika laga joogo 3,500 sano.<ref>Kasha, Dr. Michael (August 1968). "A New Look at The History of the Classic Guitar". ''Guitar Review'' 30,3-12</ref> Sidoo kale waxaa la helay [[dhagax]]-gacanku samaysan ah oo jira 3,300 sano kaasi oo uu ku xardhan yahay qof garaacaya (ku ciyaarayna) kaban. Dhagaxaas Waxaa la aaminsan yahay in la sameeyay wakhtigii [[Baabiyloon|boqortooyadi kowaad Baabiyloon]].<ref>Dr. Michael Kasha, "A New Look at The History of the Classic Guitar", Guitar Review 30, August 1968, pp.3-12.</ref><ref>{{cite web|last1=Findlay|first1=Sharon|title=The Evolution of the Guitar: Strumming its way through the ages|url=http://faze.ca/issue04/evolution_of_the_guitar.html|accessdate=February 23, 2015|publisher=Faze (magazine|ciwaan=Nuqul Archive|archive-date=Bisha Labaad 24, 2015|archive-url=https://web.archive.org/web/20150224031629/http://faze.ca/issue04/evolution_of_the_guitar.html|dead-url=yes}}</ref>
=Garaacitaanka=
=Garaacitaanka=
[[File:Guitar 1.jpg|thumb|Giitaar]]
[[File:Guitar 1.jpg|thumb|Giitaar]]
Safka 101: Safka 101:
*[[qaaci]]
*[[qaaci]]
*[[qaraami]]
*[[qaraami]]
* [[Ricky King]]
* [[Larry Graham]]
* [[George Benson]]


=Linkiyo Banaanka=
=Linkiyo Banaanka=
* [http://www.bsmny.org/exploring-music/features/iid/guitar/index.php Instruments In Depth: The Guitar] An online feature from Bloomingdale School of Music (October 2007)
* [http://www.bsmny.org/exploring-music/features/iid/guitar/index.php Instruments In Depth: The Guitar] {{Wayback|url=http://www.bsmny.org/exploring-music/features/iid/guitar/index.php |date=20170727033734 }} An online feature from Bloomingdale School of Music (October 2007)
* [http://www3.uakron.edu/gfaa/stalking.html Stalking the Oldest Six-String Guitar]
* [http://www3.uakron.edu/gfaa/stalking.html Stalking the Oldest Six-String Guitar] {{Wayback|url=http://www3.uakron.edu/gfaa/stalking.html |date=20120507044440 }}
* [http://www.bsharp.org/physics/guitar Guitar physics]
* [http://www.bsharp.org/physics/guitar Guitar physics] {{Wayback|url=http://www.bsharp.org/physics/guitar |date=20101209191707 }}
* [http://library.csun.edu/SCA/IGRA International Guitar Research Archive]
* [http://library.csun.edu/SCA/IGRA International Guitar Research Archive]
* [http://www.metmuseum.org/toah/hd/guit/hd_guit.htm The Guitar]
* [http://www.metmuseum.org/toah/hd/guit/hd_guit.htm The Guitar]

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 23:06, 1 Febraayo 2023

Kani waa maqaal ku saabsan gitaarka. Sidoo kale fiiri Kaban.
Gitaar
nooc ka mida gitaarka
Nooca Qalab xadhko leh
Shanqadha laxanka321.322
(Dhawaaqa xadhkaha)
Heerka Codka Shanqadha
(laxanka caadiga ah ee gitaarka)
La xidhiidha

Gitaar (Af Ingiriis : Guitar; Af Carabi : ar‎) waa qalab ka samaysay alwaax iyo xodhko kaasi oo sameeya shanqad muusig ah. Giitaarka Waxaa loo isticmaala in lagu qurxiyo heesaha, gabayada, maahmaahda iyo wixii la mid ah.

Gitaarka waxaa isticmaala kooxaha fanka iyo suugaanta, gaar ahaan waxaa loo garaacaa fanaaniinta. Inkasto gitaarka la isticmaalo Waxaa dhulka Soomaalida caan ku ah kabanka oo ah mid u sameeysan qaabka ubada (leh madax wareegsan iyo dabo dhuuban). Gitaarku wuxuu leeyahay 4 ilaa 16 xadhig midaasi oo ka duwan kabanka. Sidoo kale wuxuu leeyahay ugu yaraan hal dalool (qaarkood ilaa labo dalool) kuwaasi oo codka iyo shanqadhu ka soo baxdo.[1]

Dunida maanta giitaarku wuxuu caan ka yahay dhamaan caalamka. Intaas Waxaa dheer, Waxaa jira nooc ku shaqeeya korontada, kaasi oo leh shanqadh awiod badan oo ka dhawaaq dheer Giitaarka caadiga ah iyo kabanka.

Magaca

Si la mid ah luuqadaha kale, Af Soomaaligu wuxuu ereyga gitaar ka soo amaahdey luuqada Ingiriiska "guitar" kuwaasi oo laftoodu ka soo xigtay luuqada Latinka ereyga cithara.[2]

gitaarka latiinka

Noocyada

Sida ugu badan gitaarka aan korontada lagu xidhin wuxuu leeyahay 6 xadhig, laakiin Waxaa jira qaar kale oo leh 4 xadhig ilaa 16 xadhig kuwaasi oo loo isticmaalo siyaabo kala duwan.[3]

Taariikh

Muuqaalka qoraal ka hadhay qarnigii 9aad kaasi oo muujinaya qalab u eeg kabanka

Cilmibaadhis qoto dheer oo la sameeyay waxaa lagu ogaaday in gitaarka lagu isticmaali jirey deegaano ka mid ah Bariga Dhexe tan iyo wakhtiyo aad u horeeyay. Warbixintu waxay sheegtay in Mesobotaamiya lagu garaaci jiray wax u eeg kabanka wakhti imika laga joogo 3,500 sano.[4] Sidoo kale waxaa la helay dhagax-gacanku samaysan ah oo jira 3,300 sano kaasi oo uu ku xardhan yahay qof garaacaya (ku ciyaarayna) kaban. Dhagaxaas Waxaa la aaminsan yahay in la sameeyay wakhtigii boqortooyadi kowaad Baabiyloon.[5][6]

Garaacitaanka

Giitaar

Marka dusha laga arkayo Waxaa la moodaa wax fudud oo qof walba garaaci karo, laakiin sida runta ah gitaarku wuxuu u baahan yahay xirfad, aqoon iyo gacan furnaan badan. Qofka gitaarka sida fiican u garaaca waxay ku qaadataa dhowr sano inuu si fiican ula qabsado, sababtoo ah marka ugu horeeysay wuxuu bahalku dhaawaca faraha.

Si ka duwan kabanka, gitaarku wuxuu leeyahay 6 xadhig kuwaasi oo samaysan nidaam kala sareeya, isla markaana dhawaqa ay sameeyaan kala duwan yahay. Xadhkaha sare ayaa ugu dhawaq weyn halka kuwa hoose ugu dhawaqa khafiifsan yihiin. Hadaba marka gitaarka la garaacayo Waxaa la isticmaala labada gacmood, mid waxaa lagu garaacaa xadhkaha halka gacanta kale oo lagu qabto qoorta gitaarka si loogu adkeeyo ama xoojiyo shanqadha ay faraha hore sameeynayaan.

Muuqaalka

Xubnaha Gitaarka (Sawiro)

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Tixraac

  1. Farmer, Henry George, Ayer Publishing, p. 137, ISBN 0-405-08496-X  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Summerfield, Maurice J. (2003). The Classical Guitar, Its Evolution, Players and Personalities Since 1800 (5th ed.) Blaydon on Tyne: Ashley Mark Publishing. ISBN 1-872639-46-1
  3. Wade, Graham A Concise History of the Classic Guitar Mel Publications, 2001
  4. Kasha, Dr. Michael (August 1968). "A New Look at The History of the Classic Guitar". Guitar Review 30,3-12
  5. Dr. Michael Kasha, "A New Look at The History of the Classic Guitar", Guitar Review 30, August 1968, pp.3-12.
  6. Findlay, Sharon. "Nuqul Archive". Faze (magazine. Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Labaad 24, 2015. Soo qaatay February 23, 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: