(Go: >> BACK << -|- >> HOME <<)

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Fosforos

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
No edit summary
 
Safka 14: Safka 14:
Fosforosta inta ugu badan waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo '''Caro Nafaqeeyaha'''; sidoo kale waxaa laga sameeyaa [[isku dhis]]yada laga helo [[saabuun]]ta, [[taraq]]a ama [[kabriid]]ka iyo [[sun]]ta [[cayayaan]]ka.
Fosforosta inta ugu badan waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo '''Caro Nafaqeeyaha'''; sidoo kale waxaa laga sameeyaa [[isku dhis]]yada laga helo [[saabuun]]ta, [[taraq]]a ama [[kabriid]]ka iyo [[sun]]ta [[cayayaan]]ka.


''Y
= Taariikhda Fosforosta =


Mwjajasw

''= Taariikhda Fosforosta =


= Atomka Fosforosta =
= Atomka Fosforosta =

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 11:41, 28 Maaj 2022

Fosforos


Fosforos (Af Ingiriis : Phosphorus) calaamad P waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-shan.

Fosforos waa curiye Bir ma ahe macdanta ka mid ah oo laga helo dhagaxa Oogo Dhulka.

Curiyahan marnaba lamaga helo dhulka korkiisa asagoo kali ah, mar kasta wuxuu ka mid yahay isku dhis kala duwan. Fosforosta waxay u sameeysan tahay labo qaab oo kala ah:

Curiyeha Fosforos oo la helay sanadkii 1669kii ayaa markuu la fal-galo Ogsajiinta waxaa soo baxa isku dhis loo yaqaan Fosforos Ogsaaydh kaas oo bixiya iftiin - midani waa Fosforosta Cad.

Fosforosta inta ugu badan waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo Caro Nafaqeeyaha; sidoo kale waxaa laga sameeyaa isku dhisyada laga helo saabuunta, taraqa ama kabriidka iyo sunta cayayaanka.

Y


Mwjajasw

= Taariikhda Fosforosta =

Atomka Fosforosta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Fal-galka Curiyeha Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Isticmaalka Fosforosta[wax ka badal | wax ka badal xogta]