(Go: >> BACK << -|- >> HOME <<)

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Category:Taariikh

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
Taariikh
Tags: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
deletion of text which already has its own article at Imaam Axmed Guray
Tag: Replaced
 
Safka 1: Safka 1:
{{Imaam Axmed Gurey}}
'''Axmad bin Ibrahim al-Ghazi''' ({{lang-en|''Ahmad ibn Ibrahim al-Ghazi''}}, {{lang-ar|أحمد بن إبراهيم الغازي}}) sidoo kale lagu naanaysi jiray '''Axmed Guray''', '''Abaanduulihii Weynaa'''"<ref>{{cite book |title=Islam in World Cultures: Comparative Perspectives |year=2004 |publisher=ABC-CLIO |page=219|url=https://books.google.com/books?id=zsjuQaGLRUkC&printsec=frontcover&source=gbs_ge_summary_r&cad=0#v=onepage&q&f=false |author=R. Michael Feener}}</ref> (dhashay 1506, dhintay February 21, 1543)<ref>[[Imam]] and [[General]]</ref> wuxuu ahaa imaam, hogaamiye, abaanduule, sheekh iyo suldaankii [[Adal|boqortooyadii Adal]] taasi oo ku duushay dowladii awooda badneyd ee ka talin-jirtey [[Itoobiya|Abyssinia]] isla markaana jebisay hogaankaasi kana qabsatey dhul badan.<ref>{{cite book |title=The History of Ethiopia |year=2008 |publisher=Greenwood Publishing Group |page=178 |url=https://books.google.com/books?id=-U7aydmefrgC&printsec=frontcover&source=gbs_ge_summary_r&cad=0#v=onepage&q&f=false |author=Saheed A. Adejumobi}}</ref>
'''Imaam Axmed Guray''' Magaciisa oo saxani waa '''Axmad ibn Ibrahim Al-Ghazi''' (waxa uu ka dhashay beesha [[Asharaaf]] , Waxa lagu qiyaasaa in uu dhashay sanadkii [[1507]] - February 21, [[1543]].

[[“Axmad ibn Ibrahim”]]
Imam iyo abaanduule boqortooyada Adal
Xilka
c. 1527 – February 21, 1543
Ka horeeyay= Mahfuz
Ku xigay = Nur ibn Mujahid
Dhashay = c. 1506
Harar, Adal Sultanate
Dhintey = February 21, 1543
Dagaalkii Wayna Daga
Xaaska
Bati del Wambara
Hoyga
Walashma dynasty
[“Diinta = Islam”]]


Waxa uu ahaa Imaam '''Axmed Gurey''' Ragii ducaada ahaa ee aadka ugasoo horjeeday in jihaadka laga joojiyo gaalada [[itoobiya]] ,waxa aay muslimiinta ugaysanayeen awgeed,taasoo keentay in musliimiinta laga qaadijiray markaas lacag baad ah (Jizya) .

Dagaalo badan kadib waxaa dhacday in Imaam Axmed guray lawareegay Harar, dabadeedna wuxuu bilaabay weeraro jihaad ah oo isdaba jooga.Waxa uu galay dagaalo ba,an mudona socday ,mahadhana reebtay ,ilaa hadana laxasuusto lana ilaawi karinin..

Faallo

Imaam Axmed Guray Magaciisa oo saxani waa Axmad ibn Ibrahim Al-Ghazi. sida aad u taqaanan ahmed gurey waxa sheegta qabiilo badan balse ahmed gurey waxa uu ahaa nin magac wayn le oo waxa lagu qiyaasaa in uu dhashay sanadkii 1507 - February 21, 1543.
Waxa uu ahaa Imaam Axmed Gurey Ragii ducaada ahaa ee aadka ugasoo horjeeday in jihaadka laga joojiyo gaalada itoobiya ,waxa aay muslimiinta ugaysanayeen awgeed,taasoo keentay in musliimiinta laga qaadijiray markaas lacag baad ah (Jizya) .
Dagaalo badan kadib waxaa dhacday in Imaam Axmed guray lawareegay Harar, dabadeedna wuxuu bilaabay weeraro jihaad ah oo isdaba jooga.Waxa uu galay dagaalo ba,an mudona socday ,mahadhana reebtay ,ilaa hadana laxasuusto lana ilaawi karinin..
kumuu ahaa Axmed Gurey?
Axmed Gurey wuxuu ahaa nin Islaama waxa uu ahaa nin u dagaalamayay Diintiisa asalna kasoo jeeda mid ka mid ah qabaa ilada soomaaliyeed ee dega dhulka hada Itoobiya gumeysato, dhinaca kale waxa uu ahaa nin daaci ah oo dadka Diinta suuban gaadhsiinayay Imaam Axmed Gurey waxaa la sheegay in uu ku dhashay dhulka u dhexeeya Saylac iyo Harar. Waxaana askari Boortaqiis ahi ku dilay Suudaan sanadkii 1543kii.
Dagaalka Boqortooyada qabiilada dhulkaas deggan kula jirtay, waxa uu markastaba ahaa mid xukun iyo saldana raadis salka ku haya, si hadaba damacaasi ugu suurto galo waxa ay Boqortooyadu mar walba isticmaali jirtey diinta Kiristaanka oo ay calool jileec iyo taageero kagaga raadinaysay waddamada reer galbeedka ee Kiristaanka ah. Boqor kasta oo Xabashida maamulana waxa hal hays u ahaa “Itoobiya waa Jasiirad Kiristaan ah oo ku dhex-taalla Bedweyn Islaam ah.” Taas oo ay ula jeedeen in Kiristaanka dhulka deggan laga badan yahay oo ay ku dhex nool yihiin badweyn islaam ah. Sababta Axmed Gurey ku dhalisay inuu xabashida la dagaalamaana waxay ahayd isagoo u arkayaay in ay wadaan fidno ay markaasi ay ku doonayaan inay dadka islaamka ah diinta kaga saarayaan , taasi xabashida waxay mar walba u aheyd fursad ay wadamadii xooga badnaa ee Kiristanka ahaa waqtigaa dunida ilaa iyo hadana ay wax badan iska bedelin xaaladaas iyada ah, uga gurtaan hub iyo saanad ay kula dagaalamaan muslimminta ayagoo mar walba ku beer laxawsanaya ineey difaac iyo fidin ugu jiraan diinta Kiristanka.

==Sidoo kale fiiri==
* [https://www.jw.org/en/library/books/Mankinds-Search-for-God/Islām-The-Way-to-God-by-Submission/ Islām​—The Way to God by Submission]


*[[Taariikhda Soomaaliya]]
*[[Saldanadii Cadal]]

[[Category:Soomaalidii hore]]
[[Category:Soomaalidii hore]]
[[Category:Awdal]]
[[Category:Awdal]]

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 17:31, 4 Jannaayo 2023

Qeybaha hoose

Qeybtaan waxaa ku jirto 18 oo ah qeybaha hoose waana 18 oo dhamaantood ah.

B

D

I

K

M

Q

S

T

Bogagga ku jira qeybta "Taariikh"

waxaa meeshaan ku jira 200 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 208 gud ahaan.

(previous page) (next page)
(previous page) (next page)